Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo diyaar u ah wadahadallo toos ah in lala galo Talibanka 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo diyaar u ah wadahadallo toos ah in lala galo Talibanka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Mareykanka ayaa diyaar u ah in uu ka qeybgalo wadahadallo waan-waan ah oo toos ah oo lala galo kooxda Taliban,si la isugu dayo dhameynta dagaalada daba dheeraaday ee 17-ka sano ka socda dalka Afghanistan,sida uu ku waramay sar kaal ka tirsan Mareykanka.

General John Nicholson oo ah taliyaha ciidamada Nato ee jooga dalkaasi, hadlayna maalinimadii shalay oo Isniin aheyd ayaa sheegay in Mareykanka uu door muhiim ah ka qaadan karo dadaalada dibolomaasiyadeed ee la doonayo in lagu soo dabbaallo Afghanistan.

“Waxaan tajeynayaa in kooxda Taliban ay garwaaqsato tallaabadaasi si loogu dhaqaaqo wadahadallo nabadeed oo horay loo sii riixo”ayuu yiri taliyahaasi.

Xog-haya Arimaha Dibadda Mr Mike Pompeo ayaa qaba in Mareykanku ay diyaar u yihiin wadahadallo ay Taliban kala yeeshaan doorka ciidamada caalamiga ah ee jooga Afghanistan.

Waxaa jira guux warar ku saabsasn suurtagalnimada in la gaari karo wadahadallo nabadeed,kadib markii bishii hore ee ay jirtay xabad-joojinta la arkay ciidamada ammaanka iyo kooxda Taliban oo iyagoo aan hub sidan ku wada sugan waddooyinka caasimadda Kabul iyo deegaanno kale.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Next Post

Shirkada Apple Stories oo laga hirgaliyay Muqdisho

Next Post
Shirkada Apple Stories oo laga hirgaliyay Muqdisho

Shirkada Apple Stories oo laga hirgaliyay Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In