Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Hor-joogayaal ka tirsanaa argagixisada Al-shabaab

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo duqeyn ku dilay Hor-joogayaal ka tirsanaa argagixisada Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay kula beegsadeen maleeshiyada ururka argagixisada al-Shabab, meel ka mid ah gobolka Shabeellada Hoose.

Related posts

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026

War ka soo baxay talis Ciidamada Mareykanka  Africa ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka uu ka dhacay tuulo la yirahdo Garowle, 11-kii bishan, isla markaana ay ku dileen laba ka mid ah maleeshiyada argagixisada.

Qoraalka Mareykanka ayaa lagu yiri “dadaalada sii socda iyo duqeeymaha lagu wiiqayo al-shabab waxey qeyb ka yihiin Istaraatiijiyadda Mareykanka uu ku taageerayo hiigsiga Soomaaliya leh,horumar dhaqaale, dowlad wanaag iyo hey’ado military oo xooggan.

“Waxaanu sii wadeynaa duqeeymaha aan la beegsaneyno qeybaha kala duwan ee hogaanka al-shabab. Duqeymahan suggan waxey qeyb ka qaadanayaa burburka hogaanka al-shabab, sidaasidan waxaa qoraalka AFRICOM ka soo baxay ku sheegay Maj. Gen. Gregg Olson, oo ah madaxa howlgaladda ee AFRICOM.

Talaadadii ayey aheyd sidan oo kale markii Mareykanka ay duqeyn cirka ah ka geysteen meel ku dhow magaalada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe, halkaas oo ay ku dileen mid ka mid ah maleeshiyadii bartilmaameedku ahaa ee al-Shabab.

Previous Post

Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU+Sawirro

Next Post

Wasiir Bayle” Bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Soomaaliya”

Next Post
Wasiir Bayle” Bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Soomaaliya”

Wasiir Bayle” Bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Soomaaliya”

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In