Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo duqeyn ku dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo duqeyn ku dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku fuliyeen lagu dilay Abdirhaman Sandhere, oo loo yaqaano “Ukash”, oo ka tirsanaa horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab ee dagaallada ka wadda Soomaaliya.

War ay saartay ayay wasaaradda difaaca Mareykanku ku sheegtay in Sandheere “ lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ay Mareykanku ka fuliyeen Soomaaliya 2dii December,   laba qof oo kale oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerarkaas, kuwaas oo aan magacyadooda la garan sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mareykanka ayaa duqeymo badan ka fuliyay Soomaaliya, kuwaas oo dhan ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab ee Al-Qaacidda wakiilka uga ah Soomaaliya.

Tan iyo sanadkii horem Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa kooxda Amniyaadka eek a tirsan Al-Shabaab kuwaas oo fuliya weerarrada is-qarxinta ah, dilalka qorsheysan iyo arrimo kale.

Bishii February 3deedii ayay duqeyn lagu dilay Yusuf Dheeq, oo ka tirsanaa Amniyaadka kooxda, Sidoo kale bishoo December ayaa la dilay Tahliil Cabdishakuur oo isla kooxdaan gaarka ah ka tirsanaa, Halka bishoo September ee 2014kii la dilay hoggaamiyihii hore ee kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane.

Dilka Cabdiraxmaan Sandheere ayaa kooxda Al-Shabaab ku ah dhabar jab.  Dowladda Mareykanku ay tilmaanay in ay sii wadi doonto howl-galka lagu bartilmaameedsanayo horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacidda.

Previous Post

Taliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay

Next Post

MADAXWEYNAHA: Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’- SAWIRRO

Next Post
MADAXWEYNAHA: Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’- SAWIRRO

MADAXWEYNAHA: Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’- SAWIRRO

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In