Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Faah faahin ka bixiyay duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Argagixisada Soomaaliya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Faah faahin ka bixiyay  duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Argagixisada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidamada Militariga Mareykanka Africa ee Africom ayaa Warqad qoraal ah oo uu soo saarey ku sheegay in Ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Duqeyn la beegsadeen Argagixisada Daacish,kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya deegaano katirsan Puntland.

Saraakiisha Miliytariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay sida ku cad qoraalkoda in duqeyntaasi lagu dilay horjooge katirsanaa Koxda Daacish ee bartilmaameedka uu ahaa.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Col. Cali Cabdi oo kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland oo la hadlayay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa faah faahiyay sida ay wax u dheceen iyo wixii ay halkaasi ku arkeen.

“Waxaa weerarka uu ka dhacay buuralayda ku dhow dhow degmada Qandala,waxaanu maqalnay guuxa hub culus,kooxihii way ka carareen halkaasi markii la duqeeyay,waxaan booqanay goobtii duqeyntaasi ka dhacday,waxaan halkaasi ku aragnay meydadka dad dhintay”. Ayuu yiri Col Cali Cabdi.

Sidoo kale warka qoraalka ah ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka ay sii wadi doonaan Duqeymaha ay ka fulinayaan gudaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale Mareykanka uu sheegay inuu xoojinayo taageerada uu siiyo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee dagaalka kula jira Alshabaab.

Talaabadani ayaa qeyb ka ah howlgalo ka dhan ah kooxhaha argagixisada eek u sugan Soomaaliya,Mareykanka ayaa sii kordhiyay todobaadyadii ugu dambeeyey weerarda xagga circa ah oo lala beegsanayo ALshabaab iyo Daacish.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Seychelles

Next Post

Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool

Next Post
Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool

Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In