Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan lala eegtay saldhig kooxda Shabaab ay ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo howlgalkaasi lagu diley tiro maleeshiyaad ah oo kooxdaasi ka tirsanaa.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo Maraykan ah oo ku dhaawacmay weerar ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ku qaadeen deegaanno ka tirsan degmada Afgoye.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wuxuu sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeyn ku dileen Shan ka mid ah maleeshiyaad ka tirsanaa Shabaab intii uu socday howlgalkaasi oo ka dhacay deegaanka Caanoole ee gobolka Sh/hoose,

“Ciidamada Maraykanka waxa ay la taliyaal u ahaayeen ciidamada Uganda ee ka mid ah AMISOM markii ay howlgalo ay ku doonayeen inay ku joojiyaan in lacago sharci daro ah lagu qaado baro kontarol oo ay Shabaab lahaayeen.”ayuu yiri Afhayeenka.

Captain Jeff  Davis ayaa sheegay inaysan jirin ciidamo Maraykan ah oo ku dhaawacmay iska horimaadkan ka dhcay galbeedka magaalada Muqdisho sida ay daabacday wakaaladda wararka Reuters.

“Ciidamada Maraykanka kama qeybqaadan dagaalka balse waa ay agdhowaayeen balse si toos ah uma gelin dagaalka,” Davis ayaa ka sheegay gudaha aqalka  Pentagonka isagoo warbiixn kooban bixinayay isagoo intaa sii raaciyay in ay ciidamada Maraykanka ay halkaa u joogeen la talin oo kaliya.

Previous Post

Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO

Next Post

Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada “Dhageyso”

Next Post
Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada “Dhageyso”

Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada "Dhageyso"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In