Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo QM u gudbisay Qaraar mamnuucaya in hub la gudbiyo Suudaanta K/fureed  

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo QM u gudbisay Qaraar mamnuucaya in hub la gudbiyo Suudaanta K/fureed  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xukuumadda Washington ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la  mamnuucay in wax hub ah la geeyo dalka  Suudaanta Koonfurteed,halkaasi oo weli ay ka jiraan dagaalo sokoeeye.

Dowladda Mareykanaka ayaa ku sheegtay Tallaabadaan in looga golleeyahay sidii loo soo afjari lahaa collaada afarta sanno qaadatay ee ka taagan waddankaasi Suudaanka Koonfureed,taasi oo ay ku dhinteen dad badan,halka kuwo kalena ay ku barakeceen.

Waxay siodoo kale Dowladda Mareykanka ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee qM hindise iyo baaq ah in la meel mariyo qaraarka ku aadan in la mamnuucay hub la geeyo Dalkaasi.

Madaxweynaah Wadanka Mareykanka Donald J. Trump ayaa sidoo kale walaac ka muujiyay sida hoggaamiyeyaasha dalkaasi Suudaanta Koonfureed ay ugu guuldareysteen inay soo afjaraan collaada ka taagan South Sudan.

Danjiraha  Mareykanka ee Qaramada midoobay, Nikki Haley ayaa horey u sheegtay in Mareykanka uu ka quustay madaxweynaha South Sudan, iyadoo sidoo kale ku tilmaamtay saaxiib aan ku habooneyn nabadda.

Suudaanta Koonfureed oo madax banaani heshey sanadkii 2011kii ayaa waxaa weli ka jira qalalaasiyo xoogan oo dhinaca siyaasadda ah,iyadoo ay barbar socdaal dadaalo nabadeed oo ay hormuud ka yihiin dowladaha Afrika iyo kuwo Caalamka kale ka socda

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato

Next Post

Midowga Afrika oo cambaareeyay dhaarintii Railla Odinga

Next Post
Midowga Afrika oo cambaareeyay dhaarintii Railla Odinga

Midowga Afrika oo cambaareeyay dhaarintii Railla Odinga

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In