Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo xadidaya dadka ka imaanaya Hindiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo xadidaya dadka ka imaanaya Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maraykanka ayaa sheegay inuu xaddidi doona dadka ka imanaya Hindiya, laga bilaabo  bishan Maajo ee sanadkan, Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay Jimcihii, in ay ka walwalsanyahiin kor u kaca ba’an ee kiisaska COVID-19 iyo noocyokale oo halis ah kana mid ah coronavirus, oo ka soo ifbaxay waddanka.

Xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad Jen Psaki ayaa sheegtay in maamulka madaxweyne Joe Biden ay go’aan ka gaareen ka dib markii ay arkeen talooyinka Xarumaha Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada COVID-19 ee (CDC).

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Siyaasaddan ayaa la fulin doonaa iyadoo la tixraacayo kiisaska culus ee aan caadiga ahayn ee COVID-19 iyo noocyo badan ee laga helay Hindiya,” ayay tiri Jen Psaki

Warkan ayaa ka dhigan in inta badan muwaadiniinta aan Mareykanka ahayn ee ku sugnaa Hindiya, aan loo oggolaan doonin inay safar ku galaan Mareykanka.

Warkan ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu yiri: Waxaa jira waxyaabo badan oo ka reeban deganaanshaha joogtada ah ee Mareykanka, xubnaha qoyska iyo sidoo kale qaar ka mid ah muwaadiniinta kale ee aan Mareykanka ahayn.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweynaha JFS oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweynaha JFS oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In