Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay khaarijisay hor jooge ka tirsan Kooxda gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo lagu magacaabi jiray Adan Garar.

Aqalka Pentagonka Mareykanka ayaa sheegay in gantaal laga soo tuuray dayuuradaha aan cidna wadin ee droneska loo yaqaan lagu dilay hor joogahaasi oo Weerarkaasi Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay meel u dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Horjooge Aadan Garar ayaa la ku lug lahaa weerarkii lagu qaaday xarunta laga tukaameysto ee West Gate ee magaalada Nairobi sanadkii 2013,

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in horjoogahaasi la diley uu muhiim u ahaa Kooxda UGUS iyadoo uu u qaabilsanaa isku xirka howlgalada ay dalalka dibada ka sameeyaan kooxdaasi gabalkoodu uu sii dhacay.

Qoraal ka soo baxay wasaarada gaashaandhigga Maraykanka ayaa lagu sheegay in dilka Garaar uu dharbaaxo xoog leh uu ku yahay Kooxda Gumaadka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS.

Kooxda Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS ayaa waxa ay wajaheysaa guul darooyin waaweyn iyo jab xoog leh oo kaga imaanayaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa Amisom, iyadoo lagu jabiyay weeraradii is xig xigey oo ay ciidamada ku qaadeen kooxdaasi isku biirsatay leynta iyo dabargoynta Soomaaliyeed, waxaana dilka horjoogahaasi uu ka dhiganyahay baaba’a maleeshiyaadka UGUS.

Previous Post

Barcelona oo Koobka Champions League-ga Ka Reebtay Man City iyo Juventus oo Soo Baxday “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In