Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay horjoogeyaal iyo shaqsiyaad xiriir la leh Argagixisada

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay horjoogeyaal iyo shaqsiyaad xiriir la leh Argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Mareykanka u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye  ee Waaxda lacagta ayaa xayiraad ku soo rogay  26 qof oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.

Xayiraaddaan oo sidoo kale lagu soo rogay todobo shirkadood , ayaa waxaa dadka Liiskan lagu xusay kamid ah 15 fududeeye, hogaamiye goboleedyo muhiim u ah Al-shabaab iyo Afar Nin oo Ganacsato ah oo dhoofiya dhuxusha, kuwaasi oo la sheegay inay ka tirsanyahiin Khawaarijta arxanka daran ee Al-Shabaab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dadka la xayiray ayaa la tilmaamay in ay ku lug lahaayeen fududaynta dhaqaalaha, hawlaha Ganacsiga, Canshuuraha lagu uruuriyo magaca kooxdan, samaynta waxyaabaha Qarxa iyo dhuxusha sida qarsoodiga ah looga dhoofiyo Soomaaliya, taasi dhaqaalaha ka soo baxa lagu saacida argagixisada.

Xubnahan lala xiriirinaya inay ka mid yahiin Al-Shabaab ayaa waxay warbixinta Maraykanka ku sheegtay inay ka mid yahiin hogaamiye goboleedyo muhiim u ah Al-Shabaab, kuwaasi oo ku sugan gobalada Shabeellada Hoose, Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe.

Liiska dadkan ee ay shaacisay warbaahinta Mareykanka ayaa waxaa ka mid ah.

Xasaan Abshir Xuurow

Aadan Yusuf Siciid Ibraahim

Muumin Dheere  

Macalin Burhan

Cali Axmed Xuseen  

Axmed Kabadhe  

 Siyaad Ayuto

 Maxamed cabdullaahi Xiireey

 Cabdi Roobow (Roobow)

Xasan Yariisow Aadan 

 Siciid Cabdullaahi Aadan

Aadan Jiis  

Cumar Guhaad 

Cali Axmed

Bashiir Khaliif Muuse 

Maryan Barre 

Cabdiwahaab Nuur Cabdi.

Previous Post

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara ah la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia

Next Post

Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi oo xaalad darran ku sugan

Next Post
Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi oo xaalad darran ku sugan

Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi oo xaalad darran ku sugan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In