Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Mareykanka:Xisbiga Democratiga oo ku guuleystay Aqalka Wakiilada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xisbiga Dimoqradiga ayaa la wareegay awoodda maamul ee Aqalka Wakiilada Mareykanka,ka dib doorashooyinka xilligga dhexe oo ay maalinimadii shalay u dareereen bulshada dalkaasi.

La wareegidda maamulka Aqalkaasi oo ah markii koowaad muddo 8-sano ah ka dib,waxa ay xisbiga Dimoqradiga awood u siineysaa in ay joojiyaan ama ka horyimaadaan qorshayaasha ama Ajeendayaasha uu wato Donald Trump. 

Xisbiga Madaxweyne Trump ee Jamhuuriga oo horay u heystay labada Aqal hadda waxa uu ku  guuleystay aqlabiyadda Aqalka Senet-ka,isagoo lumiyay taageerada Aqalka Wakiilada.

Codeyntii shalay oo u muuqatay ama loo arkaayey sida afti lagu dabcinaayo waxqabadka madaxweynaha,waxaa codbixiyayaasha oo u badnaa haweenka ay soo bandhigeen sida ay u diidan yihiin maamulka Donald Trump.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo la kulmay Madaxa hay’adda DFID “Sawirro”

Next Post

Ilhaan Cumar oo kamid noqotay Aqalka hoose ee Congresska Mareykanka

Next Post
Ilhaan Cumar oo kamid noqotay Aqalka hoose ee Congresska Mareykanka

Ilhaan Cumar oo kamid noqotay Aqalka hoose ee Congresska Mareykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In