Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareynkanka oo duqeyn ku dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Mareynkanka oo duqeyn ku dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab 5-tii bishan Juune 2019 ka fuliyay agagaarka deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabeellaha hoose.

War hordhac ah oo laga helayo duqeynta ayaa sheegaya in mid ka mid ah argagaixisada Al-Shabaab lagu dilay duqeynta Mareynkanka uu ka fuliyay Gobolka Shabeelaha hoose,waxaana howlgalkan uu qeyb ka yahay dadaalada lagu doonayo in lagu wiiqo awoodda Al-Shabaab.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Ujeedka Duqeynta deegaanka laga fuliyay ayaa lagu sheegay inuu yahay mid looga hortagayo in kooxaha argagixisada ay dhibaateeyaan shacabka,islamarkaana lagu abuurayo fursad ay Dowladda Federaalka isugu balaarineyso deegaanada ay gacanta ku hayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Dowladda Mareynkanka ayaa sheegtay iney sii socon doonaan howlgalada dhanka cirka inta laga ciribtirayo maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab iyo ISIS.

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda Mareynkanka ayaa howlgalka ka dhan ah argagixisada ka wada dalka,waxaana jira deegaano badan oo laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab,kuwaasi oo shacabkii horay uga barakacay hadda dib ugu soo labaanaya si ay dib nolol cusub uga bilaabaan.

Previous Post

Maleeshiyaad Shabaab ah oo ku Halaagsamay Qarax ay diyaarinayeen

Next Post

Muqdisho oo laga xusay maalinta Carruurta Afrika+Sawirro

Next Post
Muqdisho oo laga xusay maalinta Carruurta Afrika+Sawirro

Muqdisho oo laga xusay maalinta Carruurta Afrika+Sawirro

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In