Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Markab sida kun Neef oo xoolo ah oo saaka ka furtay Dekada weyn Ee Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Markab sida kun Neef oo xoolo ah oo saaka ka furtay Dekada weyn Ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoolahaan Nool Ee Loda ah oo gaaraya 1,000 Neef ayaa waxaa Marsada Magaalada Muqdisho  ka qaaday Markabka NV Golden Sky oo isagu ku sii jeeda wadanka Cumaan Halkaa oo loo Iib geeyay Xoolahaas oo Gobolada Koofurta Soomaaliya laga keena Gnaacsato Soomaaliyed ayaana Dhoofinta Xoolahaan isku howshay waxaana Dhoofinta xoolahaas Goob jog ka ahaa wasiirkii hore Ee Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa iyo wasiirka Cusub.

Cabdi waaxid oo ka mid ah ganacsatada Xoolaha Dhoofineysa ayaa waxaa uu sheegay in ay ujeedkoodu yahay in ay soo nooleeyaan in Xoolaha ku Nool Gobolada dalka Gaar ahaan kuwa Koofureed loo iib ggeeyo suuqyada Caalamka isla markaana sidoo kale dalaga beeraha sidaan oo kale loo iib geeyo dowlada ayuuna ka codsaday in arintaas Ganacsatada lagu dhiiri galiyo  sidoo kale Dr Jaangow oo ah Dhaqtarka Xoolaha Dekada Muqdisho ayaa ka warbixiyay caafimaadka Xoolaha la dhoofiyay Maanta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirkii Hore Ee xaananada Xoolaha  saalim Caliyow Ibrow oo ka hadlay Goobta ayaa waxaa uu sheegay in Muhiim ay  tahay in Xoolaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka wasiirka Cusub ayuuna u soo jeediyay in la dhiiri galiyo Gnacsatada ku howlan arintaas.

Wasiirka Cusub Ee wasaarada Xanaanada Xoolaha Siciid Xuseen Ciid oo isna hadlay ayaa waxaa uu balan qaaday in wasaaradiisu ay ganacsatada ku garab istaageyso hormarka ay sameynayaan Mudo dheerna aan Gobolada Koofurta laga dhoofin  Xoolo in dib loo bilaabo snaado badan ka dibna ay tahay Hormar lagu talaabsaday.

Previous Post

Kooxda Juventus oo Bareejo La Gashay Kooxda Cesena

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In