Thursday, May 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo ka qeyb gashay xuska 8-da Maarso oo xalay lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
March 9, 2015
in Wararka, Xulashada
0
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo ka qeyb gashay xuska 8-da Maarso oo xalay lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta haweenka adduunka, kaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha.

Munaasabadda oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa kaloo ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda haweenka, Wasiirka Caafimaadka, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda haweenka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ururrada haweenka heer Qaran iyo heer gobol, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo  shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

May 14, 2025
Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka

Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka

May 14, 2025

Xafladda ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandigay suugaan iyo ruwaayado ka turjumaya ahmiyadda maalinta 8-da Maarso ay ugu fadhido haweenka.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobollada Jubbooyinka Badra Cabdule ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin garab istaaga haweenka Soomaaliyeed, si ay u muujiyaan doorka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo horumarka dalka.

Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa xustay in haweenka ay soo mareen marxalado adag, iminkana ay diyaar u yihiin u adeegidda bulshada, si looga wada qeyb qaato horumarka dalka.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa tilmaamtay in Soomaaliya ay ka soo kabsaneyso dib u dhac ku yimid, waxaana ay ku baaqday in gabdhaha Soomaaliyeed looga baahanyahay inay u istaagaan ka shaqeynta midnimada Ummadda.

Xer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Daahir ayaa hoosta ka xariiqay in haweenka ay heli doonaan doorka ay ku leeyihiin garsoorka dalka.

“Waxaan balan qaadayaa, aniga oo kaashanaya inta ay talada igala dhexeyso in haweenku ay heli doonaan xaquuqda dhanka garsoorka, tan koowaad in aad arki doontaan gabdho Soomaaliyeed oo xeer ilaaliyeyaal ah, gobollada dalkana sidaas oo kale ayaan u qaadaneynaa si ay ugu doodaan xaquuqda dumarka” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha Qaranka.

Xildhibaan Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe ayaa haweenka Soomaaliyeed ku boorisay inay isgacan qabsadaan oo ay u istaagaan ka shaqeynta horumarka, iyadoo xustay in arrintaasi ay tahay midda kaliya ay dumarka guul ku soo hooyi karaan.

“Waxaan idin leeyahay ha la isgarabsado, waxaa jirta haween badan oo tabaya inay xuquuq ka maqanyihiin, marka aan noqonno dad isku duubaan oo leh aragti wax dhiseysa” ayay tiri Xildhibaan Sacdiyo.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Sahro Cali Samatar ayaa sheegtay in sanadkan ay qorshaha ugu jirto sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dumarka, taasi oo lagu dhiirigelinayo howlaha ay bulshada u hayaan.

“Waxaan idin balan qaadayaa in sanadkan uu noqda sanad aan ka tashano horumarka iyo tayada dumarka, waxaa kaloo idin balan qaadayaa in sanadkan 2015-ka uu noqdo sanadkii shaqo abuurka, TUUGSI DOONIMEYNO, Soomaalida waa ay ka faani jirtay tuugsiga” ayay tiri Wasiirka haweenka.

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar oo soo xirtay xafladda ayaa ugu horeyn hambalyo iyo bogaadin u dirtay haweenka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed, waxaana ay waalidiinta Soomaaliyeed ka codsatay inay gabdhaha wax baraan.

“Marka hore Hambalyo ayaan leeyahay haweenka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaan xukuumadda ka codsanayaa in wax laga qabto adeegyada caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka, maadaama ay ugu nugul yihiin dhibka, waxaan kaloo u mahadcelinayaa haweenka Soomaaliyeed ee xafladdan uga yimid gobollada dalka ciidankana waxaan leeyahay guuleysta, waayo la’aantii halkaan ma la isugu yimaadeen” ayay tiri Marwada Madaxweynaha Marwo Qamar.

Ugu dambeyntii xafladda ayaa waxaa bilado iyo shahaado sharaf la guddoonsiiyay qaar ka mid ah dadkii ka qeybgalay.

IB0A6643

IB0A6650

IB0A6663

IB0A6667

IB0A6709

IB0A6724

IB0A6735

IB0A6741

IB0A6743

IB0A6751

IB0A6754

IB0A6757

IB0A6767

IB0A6777

IB0A6797

IB0A6843

IB0A6855

IB0A6861

IB0A6863

IB0A6874

IB0A6878

IB0A6881

IB0A6892

IB0A6900

IB0A6908

IB0A6915

IB0A6926

IB0A6951

IB0A6962

IB0A6974

IB0A6977

IB0A6983

IB0A6992

IB0A7007

IB0A7024

IB0A7026

IB0A7036

IB0A7041

IB0A7049

IB0A7051

IB0A7070

IB0A7077

IB0A7078

IB0A7089

IB0A7144

IB0A7147

IB0A7154

IB0A7158

IB0A7180

IB0A7203

IB0A7207

IB0A7210

IB0A7217

IB0A7218

IB0A7232

IB0A7237

IB0A7242

IB0A7244

IB0A7261

IB0A7274

IB0A7289

IB0A7300

IB0A7338

IB0A7359

IB0A7361

IB0A7365

IB0A7376

IB0A7381

IB0A7390

IB0A7408

IB0A7461

IB0A7541

IB0A7601

IB0A7629

IB0A7670

IB0A7769

IB0A7804

IB0A7815

IB0A7866

IB0A7870

IB0A7890

IB0A7917

IB0A7931

IB0A7986

IB0A8032

IB0A8040

IB0A8054

IB0A8165

IB0A8172

IB0A8214

IB0A8249

IB0A8257

IB0A8304

IB0A8330

IB0A8374

IB0A8419

IB0A8490

IB0A8580

IB0A8718

IB0A8737

IB0A8755

IB0A8809
Sawir Qaade:- Ilyaas Jamaal

Previous Post

Tahriibayaal Soomaaliya ah oo ku dhintay shir baabuur

Next Post

Nadaxweynaha Koonfur galbeed oo maanta gaaray Qansax-Dheere

Next Post
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed

Nadaxweynaha Koonfur galbeed oo maanta gaaray Qansax-Dheere

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo  shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo shir muhiim ah oa daahfuray Nairobi

May 14, 2025
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ka daahfuray kulan la isugu keenay khubarada, sameeyayaasha...

Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka

Guddiga maamul-wanaagga Maaliyadda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigay Warbixin Sanadeed kii 2024.ka

May 14, 2025
0

Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo xubnaha Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee magacooda loo soo gaabiyo (FGC)...

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo shahaadooyin guddoonsiiyay Urur aiyaasadeedyo

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo shahaadooyin guddoonsiiyay Urur aiyaasadeedyo

May 14, 2025
0

Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ah ee ururnimo guddoonsiiyey urur-siyaasadeedyo cusub oo soo buuxiyay...

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waa in talada shacabka loo celiyo si loo helo xasillooni siyaasadeed.”

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waa in talada shacabka loo celiyo si loo helo xasillooni siyaasadeed.”

May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay hubanti la’aanta siyaasadeed ee dalka ka jirtay muddo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In