Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Marwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku diyaarinayan wacyigelin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Marwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku diyaarinayan wacyigelin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan xariga ay uga jareysay Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar xaruntii Hanuuninta dadweynaha ee Hobolada Qaranka ay ku diyaarin jireen barnaamijyada wacyi gelinta bulshada oo mudo bur bursaneyd ayaa waxa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ย Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, qeybaha bulshada, iyadoo fanaaninta Qaranka ay munaasabada ku soo bandhigeen heeso wadani iyo amaan iskugu jirey

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar oo uu wehliyo Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa kor meertay qeybaha xaruntaan ka koobantahey, iyadoo Injineerkii dhismahaan fuliyey ka dhageysatay qaabka dhismaha xarunta saldhiga u noqon doonta hobolada Qaranka Waabari.

Related posts

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf Xasan oo ah Mareeyaha tiyaatarka Qaranka oo ugu horeyn munaasabada ka hadlay ayaa sharaxey ahmiyada xaruntani hobalada Qaranka iyo bulshada Soomaaliyeed u leedahey oo uu tilmaamay in lagu diyaarin jiray barnaamijyo wacyi gelin ah.

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Cabdi Xaashi ayaa dhankooda si wada jir ah Marwada Madxweynah Dalka kuย bogaadiyey dadaallada ay ku dayactirtay xarunta bulshada lagu wacyi galin doono.

Wasiirka Warfaafinta mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shegey mudo dheer kadib Hobolada Waabari iney maanta heleen goob ay isugu yimadaan.

Ugu danbeyn Marwada ย Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa tilmaamtay in arintaan ay dhiira gelin u tahay fanaaniinta Soomaaliyeed oo door weyn ku leh wacyi galinta Bulshada.

img_0098img_0092img_0086img_0086-1img_0079IMG_0065 IMG_0070

IMG_0065 IMG_0070 IMG_0071 IMG_0092 IMG_0102 IMG_0132 IMG_0138 IMG_0141 IMG_0144 IMG_0199 IMG_0260 IMG_0304 IMG_0343

img_0045

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Kooxda LLPP Jeenyo oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

Next Post

Haweeyney Ajnabi ah oo ay soo badbaadiyeen ciidanka Nabad sugidda oo lagu soo bandhigay Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Haweeyney Ajnabi ah oo ay soo badbaadiyeen ciidanka Nabad sugidda oo lagu soo bandhigay Cadaado “SAWIRRO”

Haweeyney Ajnabi ah oo ay soo badbaadiyeen ciidanka Nabad sugidda oo lagu soo bandhigay Cadaado "SAWIRRO"

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In