Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha oo booqatay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Hotel Central “Muuqaal+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha oo booqatay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Hotel Central “Muuqaal+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay Isbitaalkii la oran jirey Digfeer balse hadda loo bixiyay Isbitaalka Recep Tayyip Erdogan kaas oo la dhigay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii maalintii Jimacaha ka dhacay Hotelka Central ee magaalada Muqdisho.

Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa kormeertay qolalka la jiifiyay dhaawacyada iyadoo sidoo kale xaaladda bukaanada ka wareysatay Dhakhaatiirka la tacaalaysa Bukaanada ku jira Isbitaalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

DAAAWO

Copy of IB0A2556

Copy of IB0A2579

IB0A2193

IB0A2195

IB0A2198

IB0A2199

IB0A2200

IB0A2207

IB0A2216

IB0A2218

IB0A2219

IB0A2221

IB0A2226

IB0A2227

IB0A2232

IB0A2254

IB0A2290

IB0A2291

IB0A2438

IB0A2439

IB0A2455

IB0A2461

IB0A2462

IB0A2463

IB0A2471

IB0A2474

IB0A2475

IB0A2488

IB0A2555

IB0A2596

IB0A2669

IB0A2674

Sawir Qaade: Ilyaas

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Tottenham Hotspur oo Bareejo La Gashay Kooxda West Ham United ”SAWIRRO”

Next Post
Tottenham Hotspur oo Bareejo La Gashay Kooxda West Ham United ”SAWIRRO”

Tottenham Hotspur oo Bareejo La Gashay Kooxda West Ham United ”SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In