Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha oo casho-sharaf u sameysay Kooxda Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha oo casho-sharaf u sameysay Kooxda Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan Casho-sharafta ah ee marwada Madaxweynaha JFS Sahra Cumar Xasan ay u sameysay Cayaartoyuda iyo Maamulka kooxda Kubadda Cagta ee Banadir Sports Club ayaa ujeedkeeda uu ahaa inay dhiirigeliso islamarkaana taageero u muujiso Ciyaaryahanada Soomaaliyeed, gaar ahaan Kooxda Banaadir oo dhawaan ku guuleysta Horyaalka iyo Koobka Supper Cup-ka ee dalkeena.

Guddoomiyaha Kooxda Banaadir Sports Club Abuukar Maxamed Shiikh oo Xafladda ka hadlay ayaa uga mahadceliyay Marwo Sahra sida ay marwalba u garab taagan tahay ciyaartooyda Soomaaliyeed isagoon sheegay in haddii la tagaeero ย isboortiga dalka uu qeyb ka qaadanayo Nabadeynta iyo is dhaxgalka Bulshada.

Related posts

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

August 23, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ-๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

โ€œAnaga Maamo Qaran ayaad noo tahay waana kugu amaaneynaa sidaa noo tagaeertay oo noo garab istaagtay anoo ku hadlaya magacaeyga, magaca ciyaaryahanada iyo maamulka kooxda Banaadir Sports Club, Maamo sidaa ogtahay sportigu waa is dhaxgalka bulshada haddii la tageero Nabad wey imaanee marka waa in sporitska waqti badan lagu bixiyaaโ€ ayuu yiri Guddoomiyaha Kooxda.

Cantar Jeenyo oo ah khabiir Isboorti isla markaana kamid ahaa cayaartoydii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhiirigaliyay ciyaarayanahada Somaaliyeed inay dadaalkooda laba laaabana ayna soo celiyaan taarikhdii Somaaliya ay ku lahayd Africa.

โ€œBanadir Sports Club waa idiin hambalyeynayaa dadalakiina kordhiya waxaa rajeynaa inaad noo keentaan Soomaaliya oo ku guuleysatay African Cup iyo wax kasii badan, guddoomiye Abuukar iyo teamkiisa waa dadaasheen meel fiican ayaad soo gaarsiiseen kooxda ee halkaas kasii wada waana idin tagaeerayaa anigaโ€ ayuu hadalkiisa ku daray Cantar.

Marwada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan oo ka hadashay gaba gabadii Xafladda casho sharafta ah ayaa ballanqaaday inay marwalba garab taganaan doonto ciyaartooyda Somaaliyeed ayna dhiirigalin doonto.

โ€œAniga Sahra ahaan waa garab istaagi doonaa cayaartooyda Soomaaliyeed si ay heer u gaaraan waqti adag oo aysan dadku socon karin ayaan habeen aiyaaro uga qeybgalay Koonis weyna og yihiin cayaartooyda sidana u tagaeerayo marka aan is garab istaagno marwalbaโ€ayay tiri Marwada Madaxweynaha Dalka.

Gaba gabadii xafladda ayaa maamulka kooxda Banadir sports club waxay halkaasi shahaado sharaf ku gudoonsiiyeen Marwada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan taas oo ay ku sheegene inay ku muteysatay sida u agarab taagan tahay marwalba ciyaartooyada Somaaliyeed

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa ah kooxdii ugu horreysay ee Horyaalka dalkeena keenta ciyaartoy iyo macallimiin ajaanib ah, iyadoo macallinka haatan leyliya uu yahay macallin ajnabi ah oo u dhashay dalka Ugandha.

vlcsnap-2016-11-23-09h42m20s29 vlcsnap-2016-11-23-09h42m31s151 vlcsnap-2016-11-23-09h42m42s7 vlcsnap-2016-11-23-09h42m53s122 vlcsnap-2016-11-23-09h43m01s196 vlcsnap-2016-11-23-09h43m09s35 ย vlcsnap-2016-11-23-09h43m26s196 vlcsnap-2016-11-23-09h43m33s8 vlcsnap-2016-11-23-09h43m48s152 vlcsnap-2016-11-23-09h43m55s231 vlcsnap-2016-11-23-09h44m07s82 vlcsnap-2016-11-23-09h44m20s207 vlcsnap-2016-11-23-09h44m30s56 vlcsnap-2016-11-23-09h44m50s10 vlcsnap-2016-11-23-09h45m33s184 vlcsnap-2016-11-23-09h45m42s19 vlcsnap-2016-11-23-09h45m52s103 vlcsnap-2016-11-23-09h46m04s243 vlcsnap-2016-11-23-09h46m24s188 vlcsnap-2016-11-23-09h46m54s220 vlcsnap-2016-11-23-09h47m12s153

Previous Post

Doorashada Aqalka Hoose oo markale ka dhaceysa Baydhabo

Next Post

DAAWO: Micheal Keating oo ka waramaya colaadda, Abaaraha, horumarka doorashooyinka iyo la dagaallanka argagixisada

Next Post
DAAWO: Micheal Keating oo ka waramaya colaadda, Abaaraha, horumarka doorashooyinka iyo la dagaallanka argagixisada

DAAWO: Micheal Keating oo ka waramaya colaadda, Abaaraha, horumarka doorashooyinka iyo la dagaallanka argagixisada

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

Dardargelinta howlaha hor-tebinta u leh Baarlamaanka oo laga wada hadlay

August 23, 2026
0

Waxaa soo gaba gaboobay wadahadalo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ-๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ-๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

August 23, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda...

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In