Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka” SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka” SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta Deeq iskugu jirta macaawino gaarsiisay Ciidankii Soomaaliyeed ee ku naafoobay Difaacidda Qarankeena Soomaaliya oo muddo ku dhibaataysanaa Gudaha Magaaladan Muqdisho.

Marwada ayaa sidoo kale Daah furtay Hoy loo dayactiray oo ku yaala isla agaagaarka Isbitaal Martiino halkaas oo Ciidanku ku ku noolaan doonaan iyadoo dib u habeynta Xaruntaas ay gacan ka gaysatay Hay’ad ka shaqaysa Magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Qaar kamid ah Ciidanka naafada ah ee halkaas ku sugnaa oo warbaahinta la hadlay ayaa aad ugu amaanay ugana mahad celiyay sida mar walbo Maamo Sahra Cumar Xasan Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya u soo xasuusato Ciidankan iyadoo dhowr jeer deeq nuucan oo kale ah u gaysay Ciidanka ku waxyeeloobay difaacidda Dalkeena awgeed.

Marwo Sahra Cumar Xasan oo iyadana halkaas ka hadashay ayaa sheegtay in ay jeclaan lahayd in ay Ciidankan u gayso wax ka badan inta maanta loo keenay iyada oo sidoo kalena ugu baaqday  qof walbaa ama Hay’ad walba oo awooda in ay Ciidanka gacan siiya in si deg deg ah ula soo gaaraan.

Ciidamada ku naafoobay Dagaaladii todobaatameeyadii ayaa waxa ay ku dhibaataysan yihiin oo ay xarun ka dhigteen Isbitaalkii Martiini oo ku yaala Degmada Xamar wayne ee Magaalada Muqdisho

1234567891011121314151617181920











Previous Post

R/wasaare ku xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid xildhiban Xaaji Cabdi Yare

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In