Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo raashiin gargaar ah ku wareegisay Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Masar oo raashiin gargaar ah ku wareegisay Soomaaliya

ACLIKLA MUCADELE EDEN SOMALI'DE YAKLASIK IKI YILDIR INSANI YARDIM OPERASYONUNU SURDUREN TURK KIZILAYI, DERINCE LIMANI'NDAN HAREKET EDECEK GEMIYLE SOMALI'YE 5 BIN TON SEKER, 5 BIN TON UNUN YANI SIRA BETON SANTRALI VE PARKE TASI MAKINESI GONDERECEK. (ANADOLU AJANSI - TAHIR TURAN EROGLU) (20130313)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markabkan sida shixnada  gargaar islamarkaana  dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen shacabka  Soomaaliyeed ayaa  shalay kusoo xirtay dekadda weyn ee Magaaladda Muqdisho waxaana  saaran Todoba Kunteenar oo ka kooban 163-tan oo isugu jira noocyada kala duwan ee raashiinka.

wasaaradad Arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaarkaasi si toos ah ula wareegtay

Related posts

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026

Mudane C/rashiid Maxamed Xidig oo gargaarkan  kala wareegay safiirka dowladda Masar ee Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dowladda Masar taageerada mar walba la garab taagantahay dadka Soomaaliyeed.

Safirika dowladda Masar ee Soomaaliya, Waliid Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in deeqdan dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen dadka Soomaaliyeed isagoo sidoo kale sheegay in tani aysan noqon doonin gargaarkii ugu dambeeyay ,mar walbana  Masar ay taageereyso shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda.

“Kani ma ah markabkii ugu horeeyay gargaar sida oo aan Soomaaliya usoo dirno horey waxyaabo kale ayaan Soomaalya uga taageernay ,waxaan aad u rajeynaa in garghaarkan dadka Soomaaliyeed uu wax badan ka caaawin doono.”sidaas waxaa yuri safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya.

Previous Post

Dowladaha Kenya iyo China oo iska kaashanaya dhanka amniga

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO BOOQDAY TALISKA QAYBTA 1-AAD EE GORGOR

September 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

Ciidanka XDS oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-maroodi

September 6, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In