Friday, October 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag laโ€™aan ah oo dalka looga dhawaaqay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag laโ€™aan ah oo dalka looga dhawaaqay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Manhal Save vision oo ah ururka ugu weyn ee ey ku bahoobeen dhakhaatiirta indhaha dalka ayaa soo bandhigay mashruuc sanadle ah oo noqon doona mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag laโ€™aan ah oo dalka gudihiisa ka hanaqaada.

Mashruucan oo ah mashruuc iskaa wax u qabsa ah oo uusan ururku la kaashan doonin cid aanan aheyn umada Soomaaliyeed ayaa waxaa sanad kasta ka faaโ€™iideysan doona 3000 (sadex kun) oo qof oo ku nool guud ahaan gayiga ey dagto umada Soomaaliyeed, wuxuuna noqonayaa mashruucii ugu horreeyay oo sidaa u weyn oo aanan fulintiisa loo hoostagin heyโ€™ado iyo ururo ajaanib ah.

Related posts

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026

Indha laโ€™aanta gudaha bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 1.2%. In ka badan boqol kun oo qofood ayaa indha laโ€™ (blind) ama aragoodu ka hooseeyaa inti noloshooda uga baahnaayeen (visual impairment), waxa ugu badan ee keena indha laโ€™aanta bulshada waa caadka (cataract) oo fuula cadasada gudaha ku jirta ee isha, mana lahan dawo aanan aheyn in qalliin lagu saaro laguna badalo cadasad artifishal ah (artificial lens).

Isbitaallada ey ka howlgalaan dhakhaatiirta ururka Manhal Save Vision ee ku kala yaalla Muqdisho, Hargeysa, iyo ololaha indha-fiiqa ee ey ka sameeyaan bariga, bartamaha iyo koofurta Soomaaliya waxaa bil kasta indhaha loogu fiiqaa kumannaan kamid ah dadka awooda inย  ey qalliinnada iska bixiyaan, balse waxaa jira tiro ka badan intaa oo la nool indha laโ€™aanta maadaama eysan awoodin qarashaadka qalliinka, arrintaasi waxey dareensiisay dhakhaatiirta ururka Manhal Save Vision masuuliyad dheeraad ah oo la xariirta dadka tabaaleysan ee la nool indha laโ€™aanta. Golaha dhakhaatiirta indhaha ee Manhal Save Vision waxey goโ€™aamiyeen qodobadan hoose:

1. in sanad kasta bisha March indhaha loo fiiqo 3000 (sadex kun) oo qof oo ku nool sadex gobol ee ey sanadkaas dhakhaatiirtu u arkaan in ey ka jirto baahida ugu badan, iyadoo sanad kastaba gobolladan isbadalayaan.

2. In ururka uga qeyb galo sadex weji oo kale ah A) in ey sameeyaan tabarrucaad dhaqaale, B) in ey sameeyaan qiima dhimis 65% inta wax lagu qalo dalka, iyadoo inta soo hartay loo adeegsan doono kabida imkaaniyaatka ku baxaya qalliinka. 3) in ey dhakhaatiirtu gacantooda ku filliyaan.

3.ย In laga maarmo ajnabi oo ey umadu isku tiirsanaato, mashruucan sanad kastaba waxaa lala kaashanayaa umada Soomaaliyeed, qofki bixiya 50$ wuxuu sabab u noqonayaa hal qof oo aragiisa dib u hanta, waa wax yar oo uu qofku wax weyn ku qaban karo, sidaa darteed ka qeeb galka mashruucan waa mid u furan qof kasta oo Soomaali ah meel kasta oo uu joogo, gaar ahaan ganacsatada iyo shirkadaha.

4.ย laga billaabo 15-ka bisha August 2015 in albaabada loo furo ciddii dooneysa in ey u tabarrucdo mashruucan iskaa wax u qabso ah sanadkiisa koobaad ee 2016.

Hadii aad dooneysid in aad mashruucan wax dheeraad ah ka ogaatid, ama aad u tabarrucdid, waxaad la xiriiri kartaa isbitaallada, shaqsiyaadka, iyo ciwaannada hoos ku xusan, ku tabarruc qof walaalkaa ah oo aad sabab u noqotid in uu dib wax u arko:

Isbitaalka Al-Ixsaan, Muqdisho: Dr.Maxamuud Shiine

Isbitaalka Manhal, Hargeysa: Gudoomiyaha ururka Dr.Axmed Xalaal

Xarunta indhaha Laag-Barako, Hargeysa: Dr. Axmed Nuur Ismaaciil

Ama: Tel.Number: +252633501391, [email protected]

Previous Post

Dhageyso warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In