Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masjid cusub oo laga dhisay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Masjid weyn oo dib u dhis lagu sameeyay oo maanta xariga laga jaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masjidkaan  oo   in mudo ah socday dhismihiisa  ayaa laga hirgaliyay xaafadda  Tarbuush  ee Degmada Wadajir halkaasi oo ay ka jirtay  baahi Masjid oo ay qabeen dadka deeganka, iyadoo furitaanka masjidka ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Xilibaan Qaliif  Cabdulqaadir Macalin Nuur, Guddoomiyaha Degmada Wadajir qaar kamid ah guddoomiyasha Degmooyinka gobalka Banaadir, culuma’udiin, ganacsato waxgarad iyo Dhallinyaro.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay furitaanka masjidka ayaa ku bogaadiyay dadka Soomaaliyed ee dhaqaalaha heysta in ay badiyaan hirgelinta goobaha lagu cibaadeysto.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Ciise Cibaar Cismaan oo ah Ganacsade Soomaaliyed isla markaana ah shaqsiga hantidiisa ku yaboohay hirgelinta masjidka la furay xubina ka ah mu’asasada Macalin Nuur ayaa ka shakeeyay marxaladihii uu soo maray dhismaha masjidka.

“Masaajidkan wuxuu bilawday October sanadkii lasoo dhaafay 2014 maanta ayaana ma aragtay intiisa badan in kastoo wali wax kasii dhiman yihiin aana is leenahay wuu dhamaaday wuu dhawyahay saad darteed, waxaan rabaa in halkaan aan ugu mahad celiyay dhammaan ka soo qeyb gala yaasha culuma’udiinka, siyaasiyiinta sharafta leh oo ka soo qeyb gashay oo waliba qaarkood ay nala dhiseen masaajidkaan oo nala shaqeeyen” ayuu yiri Ciise Cibaar Cismaan.

Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Cabdule Afrax ayaa tilmaamay in hirgelinta masjidkani ay ka faa ‘iideysan doonan dadka ku nool deeganka, asagoo u mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay dhismaha masjidka cusub.

“Meel mudan in wax lagu bixiyo ayaad ku bixiseen waliba masaajida iyagoo guud ahaan mudan in la dhiso iyagoo guud ahaan ajir koodu badan yahay ayaa hadana dareemena halkaani iney baahi gaar ah ay u qabtay masaajida ee iney u qabtay in laga dhiso waxaan rajeynaya marka dadka halkaan kunoolna iney masaajidkan soo camiraan oo ay ka faa ideystaan” ayuu yiri Axmed Cabdule Afrax.

Xilibaan Qaliif C/qaadir Macalin Nuur oo kamid ah Xilbaanada Barlamaanka Soomaaliya oo gaba gabada goobta ka hadlay ayaa furay Masjidka laga hirgaliyay xaafada Tarbuushka Degmada Wadajir.

“Boqol kiiba sideetan qofkiiba cilmiga sii, boqol kiiba labaatan kaste tajwiijka halagu barto, haku sii bartaan anagaa bixineyne waadix Insha Allahu tacaala, waan gaba gabey neynaa mar labaad iyo mar saddexaad mashaa’iqda kuligood waan uwada mahad celineynaa iyo martida meesha ka soo qeyb gashay masaajidkana Isha Allahu tacaala waa furan yahay saacadaan laga bilaabo waa ku tu kuneynaa Insha Allahu tacaala”ayuu yiri Xilibaan Qaliif C/qaadir Macalin Nuur.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Malaaqa Xamar iyo Xamardaye oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post
Malaaqa Xamar iyo Xamardaye oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Malaaqa Xamar iyo Xamardaye oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay "SAWIRRO"

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In