Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
War-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda Gaalkacyo+Akhriso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, qaar ka mid ah Madaxda Maamulka Gobalka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug iyo boqalaal xubnood oo matalayay ururada bulshada Gobalka Mudug.

Guddoomiyihii hore ee Gobalka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ugu horeyn munaasabada kasoo jeediyay qudbad uu kaga hadlayay waxqabadkiisa mudadii uu xilka ayaa xusay inay ka mid ahayd dadaaladii Nabadeed ee mira dhalka noqday isla markaana sababtay in bulshada kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ay xiligaan nabad kuwada noolaadaan, waxaana uu kula dar daarmay Guddoomiyaha cusub in looga baahan yahay dulqaad iyo adkeysi ku aadan caqabadaha jira.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa isna ka mahad caliyay sida wanaagsan ee xilka loogu wareejiyay isla markaana waxa uu sheegay in halkii uu soo gaarsiiyay Guddoomiyaha hore kasii wadi doono, uuna ka shaqeyn doono cadaaladda iyo wada jirka bulshada Gobolka Mudug.

Xiriiriyaha arrimaha dib u heshiisiinta dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland ee Wasaaradda arrimaha Gudahaย  Dowladda Federaalka Soomaaliya Rooble Axmed Daahir oo munaasabada ka hadlay ayaa ku aamanay ugana mahad celiyay Guddoomiyihii hore ee Gobalka sidii uu ugala shaqeeyay Nabadda Gobalka Mudug isagoo dhanka kalana kula dar daarmay Guddoomiyaha cusub ee xilka la wareegay inuu xooga saaro ka shaqeynta amniga iyo Nabadda.

Munaasabadda oo intii ay socatay ay ka hadleen mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee Puntland Xasan Wardheere Warsame iyo qaar ka mida mas’uuliyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Mudugg ayaa waxaa gunaanadkii soo xiray Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo tilmaamay in ahmiyadda koowaad la saaro wada jirka iyo nabad ku wada noolaanshiyaha bulshada Gobolka Mudug wada degan, lagana hortaga cidkasta oo qal qal gelineysa amniga.

Previous Post

Meydka Abwaan Singub oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Jig-jiga “SAWIRRO”

Next Post

ย 126 Dhallinyaro ah oo soo dhameystay barnaamij dhaqan-celin ah

Next Post
Xildhimaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Ma’suuliyiin koonfur galbeed ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu furay labo boqol (200) barre oo ku nool Baydhabo

ย 126 Dhallinyaro ah oo soo dhameystay barnaamij dhaqan-celin ah

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In