Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka socota wasaaradda warfaafinta oo Kismaayo kula kulantay suxufiyiin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka socota wasaaradda warfaafinta oo Kismaayo kula kulantay suxufiyiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan wasaaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo booqanaya magaalada Kismaayo ayaa kulan xog wareysi ah la qaatay Suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Kulankaan ayaa sidoo kale Suxufiyiinta waxaa loogu qaybiyay xeerka saxaafada dalka oo dhawaan golaha baarlamaanka Soomaaliya si buuxda ay u meel mariyeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane C/risaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda oo kala ah, Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Sheekh A-cadaala, Agaasimaha Qorshaynta iyo xiriirka ee wasaarada C/laahi Sheekh Heybe  ayaa suxufiyiinta Kismaayo u  qaybiyay xeerka saxaafadda dalka oo dhawaan golaha baarlamaanka uu si buuxda u ansixiyay, si ay u akhristaan.

Suxufiyiinta magaalada Kismaayo ee kulanka ka qaybgalay ayaa aad u soo dhaweeysay dadaallada hormarineed ee xagga warbaahinta ah oo ay waddo Wasaardda Warfaafinta iyo sidoo kale Golaha Saxaafadda Qaranka oo ay sharciyeeyeen golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu wadaa in laga furo xafiiskii ugu horeeyay ee SONNA ay ku yeelato goballada dalka sida uu sheegay Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee SONNA Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh “Cadaala”.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Next Post

Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja

Next Post
Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja

Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In