Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Masuuliyiin ka tirsan DF oo ka qayb galay munaasabad xariga looga jarayay Dugsi sare oo dhawaan laga hirgaliyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan DF oo ka qayb galay munaasabad xariga looga jarayay Dugsi sare oo dhawaan laga hirgaliyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad xariga looga jarayay Dugsiga sare ee degmada oo ay si wadajira uaga qayb qaaten  dhismahiisa Dowladda Federaalka iyo Hay’ada USAID  ayaa lagu qabtay qabtay dugsiga sare ee degmda Caabudwaaq .

Waxaa Munaasabdaasi u yimid ka qayb galkeena Degmada mas’uuliyiin kala duwan waxaana kamid ahaa madaxdii ka soo ayb gashay munaasabada Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Xaamud Cali Xasan iyo Guddoonka waxbarashada Gobolka Banaadir  Cabdicasiis Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Galmudug Sheekh Ibraahin Sheekh Xasan iyo Agaasimaha Wasaaradda waxbarashada Galmudug Axmed Cusmaan Cali, Maamulka degmada, iyo qaybaha kala duwan eee Bulshada.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay mas’uuliyiinta u timid ka qaybganka furitaanka dugsiga sare iyo Abaalmarinta Ardayda iskuulka Shire Jaamac oo saddex ka mid ah ay kamid noqotay 10-kii arday ee ugu sareysay imtixaankii qaran ee dalka ay ka sameysay Dawladeeda 2015/2016.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahin Sheekh Xasan Guureeye  oo munaasabadaasi hadal ka jjeediyay ayaa u sheegay iskuulka ardayda Shire Jaamac ee guusha ka gaaray imtixaankii Qaran ee laga sameeyay dalka ay abaal marin siin doonto dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana sidoo kale uu soo hadal qaaday qorshayaasha waxqabad ee la filayo dhawaan in laga sameeyo Degmada.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Faderaalka Xaamud Cali Xasan iyo wafdi la socday oo u yimid degmada Furitaanka dugsiga sare ee degmada iyo Dhiiragalinta Iskuulka Shire Jaaamac oo Sadex ka midi ah Ardaydii uga qaybgashay Imtixaanka Qaran ay ku jiraan afarta ugu sareysa ee kubaastay Imtixaankaasi, waxaana  uu sheegay in ay farxad u tahay ka soo qaybgalkiisa Guushaasi.

Saddexda Arday safka hore ka gashay imtixaanka Dowladda ayaa la guddoonsiiyay min shan boqol oo doolarka Mareykanka ah oo ah lacag lagu dhiiri gelinayo, taasi oo ay iska soo urruuriyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Chicago ee Dalka Mareykanka, Urur la yiraahdo DDF iyo Guddiga garoonka diyaaradaha Caabudwaaq.

DSCN9722 DSCN9724 DSCN9736 DSCN9742 DSCN9750 DSCN9758 DSCN9766 DSCN9773 DSCN9780 DSCN9787 DSCN9788 DSCN9797  DSCN9814 DSCN9816 DSCN9820 DSCN9823 DSCN9824

DSCN9668 DSCN9683 DSCN9686 DSCN9690 DSCN9693 DSCN9695 DSCN9696 DSCN9698 DSCN9699 DSCN9700 DSCN9701 DSCN9702 DSCN9704 DSCN9705 DSCN9706 DSCN9708

Cabdikariin Axmed Bulxan

Previous Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta  iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In