Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Zambia “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Zambia “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ay wehliyaan Qabiirka Sharciyada, Lataliyaha Horumarinta iyo Lataliyaha Jinsiyadda ayaa Dalka Zambia uga qeeyb galay shir ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee Socdaalka wadamada ku bohoobay COMESA.

Shirka ayaa waxaa looga hadlaya dhaqdhaqaaqa xorta ah iyo tirakoobka Socdaalka dadka ee Wadamada ku bohoobay COMESA.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo Agaasimaha guud ee Socdaalka Zambia Dr. Japhet M. Lishomwa, ayaa yeeshay kulan doceed looga hadlay Iskaashiga iyo wadaaga xogta socdaalka ee laba Hay’addood, Sidii wax looga qaban lahaa Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Wadanka Zambia iyo In labada Hay’adood sameeystaan Guddi ka sheqeeya isku xirka iyo wadashaqeynta labada Hay’adood.

Ugu dambeyn, shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo Safiirka Soomaaliya ee Zambia Danjire Xaawa Xasan Maxamed.

Previous Post

Wasiir Fiqi oo Gaalkacyo uga qeybgalay kulan looga hadlayay la dagaallanka khawaarijta “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Agaasimeyaal Guud

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Agaasimeyaal Guud

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Agaasimeyaal Guud

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In