Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fiqi oo Gaalkacyo uga qeybgalay kulan looga hadlayay la dagaallanka khawaarijta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fiqi oo Gaalkacyo uga qeybgalay kulan looga hadlayay la dagaallanka khawaarijta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan kuwa Galmudug ayaa Gaalkacyo uga qeybgalay kulan looga hadlayay doorka bulshada reer Gaalkacyo uga aadan dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab.

Kulanka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Duqa Degmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo sheegay in bulshada reer Gaalkacyo shacab iyo maamulba ay si buuxda ugu diyaar garoobeen ka qeyb galka dagaalka ka dhanka ah khawaarijta ee looga sifaynayo deegaannada kooban ee kooxdu ka joogto Galmudug.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi  iyo Xildhibaano ka tirsan  Baarlamaanka Dalka oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Ambasadoor Dhabancad iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne ayaa bogaadiyay isku duubnida maamulka iyo shacabka iyo u diyaar garoowgooda muuqda ee howlgalka dalka looga sifeynayo khawaarijta

Previous Post

Kulanka ansixinta warbixinta dib-u-eegista qorshaha horumarinta oo lagu qabtay Muqdisho                           

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Zambia “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Zambia “SAWIRRO”

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Zambia "SAWIRRO"

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In