Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Mashaariic laga hirgeliyay Deegaanka Qeydaro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Mashaariic laga hirgeliyay Deegaanka Qeydaro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashaariicdaan oo qeyb ka ah kuwo laga hirgalinayo Deegaanno ka tirsan Galmudug isla markaana hirgalintooda ay iska kaashadeen Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Midowga Yurub ayaa waxaa kormeeray Masuuliyiin ka tirsan Galmudug, kuwaa oo xaqiijinayay in loo fuliyay Sidii loogu talagalay

Mashaariicda laga fuliyay Deegaanka Qeydaro oo uu ka mid ahaa Dayactirka Ceelka Deegaanka oo ay bulshada ku nooli ay baahi u qabeen ayaa waxaa si wadajir ah u kormeeray iyagoo qiimeeyn ku sameeynaya Sida loo qabtay Shaqada Tayo ahaan Masuuliyiin ka socatay Wasaaradaha Howlaha Guud iyo Tamarta

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Injineer Axmed Maxamuud Barre Oo ka socatay Wasaaradda Howlaha Guud guriyeeynta iyo Dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa ugu horeyn ka hadlay ujeeddada lormeerkooda iyo Baahiyaha loo qabo Mashaariicda laga fulinayo Deegaanka Qeydaro, waxaana uu sheegay in ka Wasaarad ahaan ay masuuliyadi ka saaran tahay la socodka Tayada Iyo Hubinta Mashaariicda laga Fulinayo Guud ahaan Deegaanada Galmudug kormeerkaana uu qeyb ka yahay kormeerida shaqooyinka loo qabto Bulshadooda Tayo ahaan iyo ineey dabooli karto baahiyaha loo qabo

Injineer Xasan Cabdiraxmaan Axmed oo isna ka socday Wasaaradda Tamarta Iyo kheyraadka Biyaha ayaa dhankiisa sheegay in Wasaaradda Tamarta ay waddo dadaalo ku aadan yareeynta baahiyaha dhanka Biyaha ee Ka jira Deegaanada fogfog ee Dowlad Gobaleedka Galmudug

Ugu Dambeyn Maamulka Iyo Bulshada Deegaanka Qeydaro ee Gobalka Galguduud ayaa uga Mahadceliyay Dayactirka Ceelka kaliya ee ku yaala halkaasi, isagoo sheegay in ay ku tiirsaneyd nolasha Dad iyo Duunyo aad u farabadan ayna ilaashan Doonaan

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray kulanka maalgelinta mashaariicda Maareynta

Next Post

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas

Next Post
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In