Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Qorsheynta oo shir yeeshay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Qorsheynta oo shir yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa shir guddoomiyey kulan u dhexeeyay waaxyaha kormeerka iyo qiimeynta ee SoDMA iyo Wasaaradda Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.

U jeedka shirkaan ayaa ahaa sidii SoDMA iyo Wasaaradda Qorsheynta ay u yeelan lahaayeen iskaashi shaqo oo dhaw iyo sidii labada waaxood ee kormeerka iyo qiimeynta ay uga  waada shaqayn lahaayeen dhinacyada kormeerka iyo qiimeynta.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Waxaa la isla gartay in labada Waax ee Kormeerka iyo Qiimeynta ee SoDMA iyo Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay yeeshaan is afgarad shaqo, iyadoo la ixtiraamaayo doorka iyo masuuliyadaha labada hay’adood.

Ugu dambeyn wafdiga Wasaaradda Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha ayaa booqday xarunta Qaran ee ka digista Halis Wadareedyada ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Ireland: Midnimada Israa’iil waay baabi’i doontaa haddii ay sii waddo duqeymaha ay ka waddo Qaza

Next Post

R/W Ku-xigeenka dalka “Xukuumadda waxaa ka go’an ka mira dhallinta Arrimaha hortabinta u leh”

Next Post
R/W Ku-xigeenka dalka “Xukuumadda waxaa ka go’an ka mira dhallinta Arrimaha hortabinta u leh”

R/W Ku-xigeenka dalka "Xukuumadda waxaa ka go’an ka mira dhallinta Arrimaha hortabinta u leh"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In