Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirro ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo maalmahanba booqasho ku joogay degmada Buur-hakaba ayaa lagu wadaa iney maanta kulamo la qaataan qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool halkaasi.

Wafdigan oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulkaasi ayna ka mid yihiin saraakiisha hey’adaha gargaarka ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa kormeeray dhamaan xarumaihii adeegga bulshada ee magaalada Buurhakaba, sida cisbitaalka guud ee magaaladaasi oo aan shaqeynin, dugsiyadii waxbarashada, xafiisyadii maamulka iyo meelo kale.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale maanta ayaa la filayaa in ay kulan la qaataan bulshada ku nool tuulooyin gaaraya 375 kuwaasoo dhamaantood hoos yimaada degmada Buurhakaba.

Degmada Buurhakaba oo ka mid ah degmooyinka ugu faca weyn dalkeena ayaa hadana ah degmooyinka ugu toolooyinka badan dalka, waxaana meesha ka maqan dhamaan adeegyadii lagama maarmaanka u ahaa nolosha bulshada.

Previous Post

Kulan loogu baroor diiqayay Allaha u naxariistee Maxamed Aadan Guuleed “Caano-geel” oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

Next Post
Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In