Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ma’suuliyiin ka tirsan Maamulka shabeelaha dhexe ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Xoojinta Waxbarashada Degmada Mahadaay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ma’suuliyiin ka tirsan Maamulka shabeelaha dhexe ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Xoojinta Waxbarashada Degmada Mahadaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada mahadaay iyo mas’uuliyiin ka tirsan bahda waxbarashada ayaa ka qeyb galay munaasabad  lagu dhirigelinaayo,ardayda wax ka barata Dugsiyada ku yaala degmada mahadaay ee Sanad waxbarasheedka 2017-2018.

Munaasabadaan ayaa ka dhacday is guulka hoose dhexe sare sheikh maxamuud waxaana,ugu horeytii goobta ka hadlay maamulaha isguulka sheikh maxamuud c/wahaab sheikh maxamed iyo DR sheikh yuusuf ruurxume waxeeyna siweyn uga hadleyn wax barashada bulshada mihiimada bulshada,ay u leedahay.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Waxaa,isna munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha degmada mahadaay C/laahi Geeldoox wuxuu ku dhiiri geliyay ardayda,iyo shacabka ku nool in ay ku dadaalaan horumarka dhan kasta,oo,ay ugu horeeyso wax barashada.

Ug danbeeyntii  waxaa qudbadihii soo geba gebeeyay gudoomiya ku xigeenka Gobalka shabeelaha dhexe dhinaca,arimaha bulshada C/laahi Caloof wuxuuna ku,amaanay maamulka ,iyo shacabka sida,ay isugu duuban yihiin.

Degmada mahadaay Degmada mahadaay ayaa ka mid ah deegaanada hoos yimaada maamulka Hir-shabeele ee Xaruuntiisu tahay Magaalada Jowhar  waaxaa ayna degmadu ka mid tahay goobaha u baahan in kor looqaado waxbarashadooda.

Previous Post

Akhriso: Warmurtiyeed laga soo saaray heshiis ay wada saxiixdeen Dowladah Soomaaliya iyo Jabuuti

Next Post

Madaxii istaraatiijiyada Aqalka Cad ee Mareykanka Steven Bannon oo xilkii laga qaaday

Next Post
Madaxii istaraatiijiyada Aqalka Cad ee Mareykanka Steven Bannon oo xilkii laga qaaday

Madaxii istaraatiijiyada Aqalka Cad ee Mareykanka Steven Bannon oo xilkii laga qaaday

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In