Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan PDP oo deeq lacageed gaarsiiyay Carruur isku dhegan”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan PDP oo deeq lacageed gaarsiiyay Carruur isku dhegan”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta katirsan xisbiga Nabada iyo Horumarka ee P D P ayaa maanta deeg lacageed gaarsiiyay waalidiinta dhalay carruur dhashay ayagoo isku dhegan oo horay looga keenay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe si wax looga qabto xaalada caafimaadka.

Carruurta ayaa isaga dhegan qeybaha dambe ee jirka iyadoo dhanka kale mas’uuliyiinta Xisbiga Nabada iyo Horumarka P D P ay balan qaadeen in ay ka qeyb qaadan doonaan sidii caafimaad dibada ah looga qaadi lahaa caruurtaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xoghayaha guud Xisbiga Nabada iyo Horumarka P D P Xamza Cabdi Barre oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in ka dam qadeen xaaladda carruurtan Soomaaliyeed isla markaana ay soo gaarsiiyeen deeq lacageed oo dhan $ 600.

Ibrahim Xasan Tooxow oo Adeer u ah carruurtaasi ayaa gudoomay deeqdaasi lacagta ah isagoona ka mahadceliyay deeqda lacageed ee Xisbiga Nabada iyo Horumarka ay soo gaarsiiyeen.

Hooyadan dhashay carruurtan isku dhegan ayaa 11-ka bishan Maarso la keenay Isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho oo xaaladdooda caafimaad lagu baxnaaniyay ayagoo laga keenay Tuulada Cadcadey oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

vlcsnap-2015-03-30-14h36m35s158

vlcsnap-2015-03-30-14h37m02s206

vlcsnap-2015-03-30-14h37m12s38
Sawir Qaade: Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”

Next Post

SIMAD: Macallimiin PhD iyo Master dibadda ku soo diyaariyay oo la soo dhaweeyay-SAWIRRO

Next Post
SIMAD: Macallimiin PhD iyo Master dibadda ku soo diyaariyay oo la soo dhaweeyay-SAWIRRO

SIMAD: Macallimiin PhD iyo Master dibadda ku soo diyaariyay oo la soo dhaweeyay-SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In