Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo isugu jiray soo dhaweyn iyo kala warqaadasho la xariirta halka ay marayaan dadaallada la xariira Nabadeynta Beelaha Colaaddu ka dhax jirtay Muddooyinkii u danbeeyay ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo ku yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland

Kulanka oo ujeedkiisa ugu weyn uu ahaa soo dhaweyn loo sameeyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Siciid Qoorsheel ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlaanada Galmudug iyo Puntland, Mas’uuliyiin Heer Gobal iyo Heer Dagmo Odayaasha Dhaqanka iyo Xubno ka socday Ururada Haweenka iyo Dhallinyarada Gobalka Mudug ee Galmudug

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Duqa Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ugu horeyn ka hadlay ujeedka kulanka soo dhaweynta ah ee ay u sameeyeen Masuuliyiinta Dowlad Gobaleedka Puntland eeuu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Siciid Qoorsheel ayaa sheegay in kulanka uu soo agaasimay Maamulka Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ujeedkiisuna yahay Muujinta Wada shaqeynta Maamulada Dagmada Gaalkacyo iyo Hogaanka labada Dowlad Gobaleed

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay qaar ka mida Waxgaradkii iyo Xubnihii ka socday Ururada Bulshada kuwaas oo sheegay in kulankaan uu yahay mid muujinaya wada shaqeynta Labada Dowlad Gobaleed ee ka shaqeynta Nabadda Gobalka Mudug

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa kulanka ka sheegay dadaaladii loo galay Joojinta Colaadii ka jirtay Galbeedka Gobalka Mudug iyagoo tilmaamay in haatan ay meel fiican mareeyso balse loo baahan yahay in lasii dhameeystiro qodabada dhiman

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Siciid Qoorsheel ayaa ugu danbeyn ka mahad celiyay soo dhaweynta loo sameeyay isagoo ugu baaqay Bulshada Gobalka Mudug inay sii xoojiyaan Nabadda Gobalka Mudug

Previous Post

Haweenka Qaranka Soomaaliyeed β€œHOOYO U HIILI QARANKA”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Qaran ee Howlgallada Gurmadka deg-degga ah

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Qaran ee Howlgallada Gurmadka deg-degga ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Qaran ee Howlgallada Gurmadka deg-degga ah

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In