Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Akadeemiyadda Fanka iyo Suugaanta oo ka tacsiyaysay Geerida Dr Kadare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Allaha u naxariisto Dr Xuseen Kadare oo ku geeriyooday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Prof: Cismaan Yuusuf Maxamed ( Jirfe).
Gudoomiye ku xigeenka Akadeemiyadda Prof: Ciise Maxamed Siyaad.

Agaasimiyaasha Waaxyaha iyo Dhammaan Shaqaalaha Akadeemiyadda Cilmiga , Fanka iyo Suugaanta waxaa ay tacsi tiiraayo leh u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxriistee Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu marka ay aheyd 01-02-2015, waxeyna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha ka siiyo qoyskiisa uu ka baxay isagana Janatul Firdowsa Allaha ka waraabiyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Aamiin, Aamiin, Aamiin

Previous Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Dr Kadare

Next Post

Howlgallo Amaanka lagu sugayay oo laga sameeyay qeybo ka tirsan gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose (Daawo Muuqaal)

Next Post
Howlgallo Amaanka lagu sugayay oo laga sameeyay qeybo ka tirsan gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose (Daawo Muuqaal)

Howlgallo Amaanka lagu sugayay oo laga sameeyay qeybo ka tirsan gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose (Daawo Muuqaal)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In