Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan eelagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan eelagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli dhawaan Dowlada Soomaaliya ay ku dhawaaqaday Barnamajika Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumihii Wasaaradaha iyo Goobihii Khadiimiga ahaa ee ku burburay colaadihii dalka ka dhacay ayaa maanta waxaa masuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka qeyb qaateen Howlaha dib loogu dhisayo Xarunta Tiyaatarka Qaranka.

 

Related posts

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026

Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa goobta ka sheegay in ay diyaar u yihiin kana dhabayn doonaan balanqaadkii Madaxweynaha iyo Raโ€™iisul wasaaraha ee ahaa inaan cidna laga sugin in ay dhisaan Xarumaha Dowlada ee loo baahan yahay in Dowlada oo kaashaneysa Shacabkeeda ay dhistaan goobaha burburka uu ka muuqdo oo ay kamid tahay Xarunta Tiyaatarka Qaranka.

Agaasimaha guud Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Somaaliya Prof: Maxamuud Maxamad Maxamuud oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada Barnaamijka isxilqaan oo dowlada ay ku dhawaaqday.

โ€œWaxa ay Dhismaha goobahan oo kale ay shaqa abuur u noqaneysaa Dhalinyaro badan oo hada shaqa laโ€™aan ay dalka ku heysato hana la baneeyo goobaha Danta guud si iyana loo dhisoโ€.ayuu yiri Agasimaha Prof: Maxamuud

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Xaamud Cali Xasan ayaa dhankiisa sheegay in ay Wasaaradu diyaar u tahay ka mira dhalinta Barnaamijka is xil.qaan

โ€œWaa arrin muujineyso in aan isku tashanay oo aan dhisaneyno dalkeena waana talaabo dhanka Horumarka loo qaaday in aan isku tashano oo aan dhisno dalkeena Wasaaradana diyaar ayay u tahay in ay Ololaha Isxilqaan ay ka qeyb qaadatoโ€.ayuu yiri Mudane Xaamud.

Dhanka kale Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xarunta Tiyaatarka markii labaad soo gaarsiiyay Agabka dhismaha oo ka qayb qaadan doona dib u dhiska Tiyaatarka Qaranka,Waxaana qalabkaasi kala wareegay Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Raโ€™iisul wasaaraha ahna Isuduwaha shaqada Tiyaatarka ugana mahad celisay sida mar kasta uu Maamulka Gobalka u garab taagan yahay.


Previous Post

Xukuumaadda FS iyo Bangiga adduunka oo kala saxiixay $80 Milyan oo Looga fulinayo Mashaariic Horumarineedย ย 

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo markale ka dooday xeer hoosaadka Golaha “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo markale ka dooday xeer hoosaadka Golaha “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo markale ka dooday xeer hoosaadka Golaha "SAWIRRO"

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In