Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ka qeybgalay Dood wadaag lagu qabtay Kampala “SAWIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ka qeybgalay Dood wadaag lagu qabtay Kampala “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabiyeen Ruggta Qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa waxaa uu halku dhigiisa ahaa fagaaro ka hadal ku dhisan aqoon iyo cilmi, waxaana ka qeyb galay dood wadaaga Aqoonyahanada wax ka barata Jaamacadaha dalkan Uganda, diblomaasiinta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda iyo marti sharaf kale .

Kulankan oo inta badan loogu doodayay (Soomaaliyada aan doonayno in aan noqono) ayaa waxaa aqoonyahada ka doodayeen shan qodod oo asal u ah Soomaalida sida la rabo in ay noqoto mustaqbalka oo kala ah, dhaqaale aqoon ku dhisan, Aminga oo salka loo dhigo, Dowlad Wanaagga iyo Adeega Bulshada.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Yuusuf  Xasan Abgaalow oo mid ah qaban qaabiyaasha dood wadaagan oo Radio Muqdisho ugu warbixinayay u jeeda kulankan ayaa sheegay in Rugta qoraasha Soomaaliyeed ay doonayaan in ay cilmi baaris ka sameeyaan sida ay noqon karto (Soomaaliyada aan rabno) oo ay kulamadan fagaara ka hadalka ah ay ka qayb galinayaan dhamaan dhinacyada bulshada sida dhallinyarada, odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka, haweenka iyo cid walba oo qayb ka ah bulshada dhinacyadeeda kala duwan.

Dhanka kale Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Cali Khadar Wardheere oo madasha ka hadlay ayaa qaban qaabiyasha kulanka ku booriyay inay intaan ka balaariyaan doodaha nuucan oo kale ah, isla markaana la qoraa wixii halkan kasoo baxa si dadka kale u gaarto fariinta dooda kasoo baxday.

Ardayda iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool Kampala ayaa inta badan qabta doodaha looga hadlayo arrimaha xalka dalkeena Soomaaliya, iyadoo inta badan lasoo bandhigo warmurtiyeedka kasoo baxa shirka.

Fiidow Maxamuud Fiidow

Kampala Uganda

Previous Post

Taliye ku-xigeenka Xoogga Dalka oo la kulmay Waxgaradka degaanka Xaaji Cali “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada oo la wareegtay xarumo Waxbarasho oo ku dhexyiilay 21 October

Next Post
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho

Wasaaradda Waxbarashada oo la wareegtay xarumo Waxbarasho oo ku dhexyiilay 21 October

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In