Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimayaasha wasaaradaha Qorsheynta iyo Gargaarka oo ka shiray wax ka qabashada Abaarta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimayaasha wasaaradaha Qorsheynta iyo Gargaarka oo ka shiray wax ka qabashada Abaarta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo uu wehliyo Aagaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Mudane Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Federaalka Mudane Axmed Abuukar Axmed (Ahmed –wali).

Masuuliyiintaan ayaa ka wada hadlay Adkeynta xiriirka labada hay’add, taasoo xaqiijinaysa Iskaashi dhaxal gal ah oo muhiim u ah labada dhinac salkana ku haya wax ka qabashada xaaladaha Abaarta, fatahaada iyo masiibooyinka dabiiciga, iyada oo lagu shaqeenayo tiirarka qorshaha horumarinta qaranka iyo siyaasadaha u dagsan Waddanka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Sidoo kale labada mas’uul waxey kullankooda diirada ku saareen habka qorsheynta, maareynta, hirgalinta iyo isku xirka mashaariicda gargaarka iyo kuwa horumarinta tasoo macno weyn u leh dalka si horumar waara loo gaaro, loogana baxo gargaarka dega dega ah (emergency response).

Kullankan wuxuu qeyb ka yahay daddaalada ee Wasaaradda ugu jirto xoojinta xariirada kala dhexeeyo hay’adaha dowladda, Maamul gobaleedyada iyo Bahwadaagta Soomaaliya teegeerada ku caawiso.

Previous Post

Mareykanka oo ciidan badan ka dejiyey dalka Poland – Waxay xoojinayaan NATO

Next Post

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyaha Gaana?

Next Post
Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyaha Gaana?

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyaha Gaana?

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In