Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay Sechelles ayaa maanta la soo gaarsiiyay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay Sechelles ayaa maanta la soo gaarsiiyay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxabistaan oo Tiradooda Gareeysay  Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana  Garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ku Soo dhaweyay Wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta  Soomaaliyeed,  Xeerilaaliyah Guud ee Qaranka   Iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare.

Maxabistani ayaa 6 ka mid ah  xabsiga Ku dhameysan doona  dalka halka  Qofka dodobaad la sii dayay oo uu  mudada xabsiga uu soo dhameystay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Taliyah Ciidanka  Asluubta Soomaaliyeed  Sareye Gaas  Xuseen Xasan Cusmaan ayaa  shegay  in tallaabo Wagansan ay tahay in dalka dib loogu Soo celiyo maxabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran Wadamada Calamka.

Xeerilaaiyah Guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Dahiir oo halkaasi ka hadlay ayaa  Xuseey in Maxabiis kala khamiista ay ku soo Wajhanyihiin dalka si,dalkooda ay ugu dhamestaan  Xukunnada  u dhiman.

Wasiirka Cadaalada Xukumada Fadraalka ah ee Soomaaliya   Xasan Xuseen Xaaji  ayaa tilmaamay  in Wasaaradda Cadaalad oo kaashaneyo Xiirilaaiyah guud ee Qaranka iyo Wasaradda Arimah dibada ay ku mashquulsantahay in dalka loogu soo celiyo maxabiista soomaaliyeed ee ku xiran wadamada dibadda.

Previous Post

Turkiga oo qabanaya kulan sadex geesood ah oo la xiriira amniga

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo booqday Ciidanka ku jira Xerada 54aad

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo booqday Ciidanka ku jira Xerada 54aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo booqday Ciidanka ku jira Xerada 54aad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In