Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Cumaan oo baaq u diray Madaxda Dowladda

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Cumaan oo baaq u diray Madaxda Dowladda

?????????????????????????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadkan maxabiista ah oo ku xiran Xabsiya kala duwan oo kuyaala Wadanka Cumaan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyaga oo ka codsaday in laga shaqeeyo sidii loga sii daaynlaha xabsiyada ay haatan ku xiranyihiin.

Maxaabiistaan ayaa sheegay inay dhibaatooyin badan ku qabaamn xabsiyada ay ku xiranyihiin mudada dheer ee ku yaala wadanka Cumaan, waxayna intaa ku dareen in markasta ay la kulmaan tacadiyo kala duwan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

mid ka mid ah Maxaabiistaan oo la soo xiriiray Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay halkaas ku xiranyahiina muddo 10-Sanao ah, sidoo kalana waxay shegeen in intii ay xirnaayeen ay xabsiga ku geeriyoodeen ilaa iyo saddex ruux oo Soomaali ah.

Halkaan ka dhageyso wareysiga.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Axmed-sheekh-maxamed.mp3
Previous Post

Duqa Muqdisho oo ku dhawaaqay Olalaha Billaha ee Nadaafadda Gobolka Benaadir

Next Post

Booslika Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka sameeyay Magaalada B/weyne

Next Post
Booslika Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka sameeyay Magaalada B/weyne

Booslika Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka sameeyay Magaalada B/weyne

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In