Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu dooranayay Xoghayaha guud ee Ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xilkaasi u tartamayay saddex musharax oo kala ah Maxamed Ibraahim Bakistaan, Cabdiraxmaan Xasan Cumar iyo Cumar Faaruuq Cismaan oo isagu goobta doorashada ay ka dheceysay ka maqnaa.

Maxamed Ibraahim Baksitaan ayaa ku guulesytay doorashada, iyadoo ay halkaasi goobjoog ka ahaayeen XildhibaaMno ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Soomaaliya.

Related posts

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026

Xoghayaha maanta la doortay ee xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Baksitaan ayaa u mahadceliyay xubnihii doortay, isagoo balanqaaday inuu arrimaha shaqaalaha wax badan ka qaban doono.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar oo goobta ka hadlay ayaa kula dar daarmay Mas’uulka la doortay inuu wax qabad rasmi ah la yimaado.

Xildhibaan Maryan Macalin Isxaaq iyo Xildhibaan Aamino Cumar Jaamac oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka ah ayaa bogaadiyay sida ay u dhacday doorashada Xoghayaha guud ee xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed.

IMG_3165 IMG_3166 IMG_3167 IMG_3171 IMG_3174 IMG_3176 IMG_3177 IMG_3178  IMG_3180 IMG_3182 IMG_3185 IMG_3188 IMG_3190 IMG_3197 IMG_3202 IMG_3203 IMG_3204 IMG_3207 IMG_3208 IMG_3209 IMG_3210  IMG_3215 IMG_3217 IMG_3218 IMG_3219 IMG_3220 IMG_3228 IMG_3241  IMG_3255 IMG_3260 IMG_3272

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Previous Post

Maryamo Abuukar Jimcaale oo caafimaad dibadda ah loo qaaday

Next Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Shabaab

Next Post
Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Shabaab

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In