Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan maanta ay yeesheen guddiga aminga maamulka Gobolka Hiiraan oo uu shir guddoominayay guddomiyaha gobolka Yuusuf Axmed Hagar ayaa looga hadlay howgallo ciidamada qalabka sida ee  Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka bilaabeen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab.

Kulanka oo ay saxafada dibad jog ka ahaayeen ayaa markii uu soo gaba gaboobay waxaa saxafadda lahadlay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusaf Axmed Hagar waxaana uu sheegay in ujeedka howgallada ay tahay in la sugo ammaanka,  isla markaana maleeshiyada gumaadka shacabka Soomaaliyeed ee UGUS, laga xoreeyo deeganada miyiga ah oo ay ku dhuumaleysanayaan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Gudoomiyaha  Gobolka  ayaa intaasi ku daray inay dareemayaan isbadal dhanka ammaanka  oo ku yimadaa gobolka, maadaama howgallada ay ka socdaan  miyaga.

Howlgalada ka bilowday nawaaxiga degmoyinka Gobolka Hiiraan ayaa ah mid lagu doonayo in guud ahaan gobolka laga saaro maleeshiyada Al-Shabaab oo mararka qaar dhibaatooyin u geysta dadka reer miyiga ah.

Previous Post

Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In