Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019 oo lagu qabtay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed kadib markii uu helay codad dhan 62.
Kursiga ayaa waxaa ku tartamay ilaa 5 Musharax oo kala ah
- Cabdiraxmaan Cilmi Siyaad
- Faadumo Khaliif Guuleed
- Maxamed Cabdiqaadir Maxamed
- Axmed Maxamed Ibraahim
5 Maxamed Maxamuud Cali
Tartan saacado qaatay kadib waxaa ku soo baxay oo ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed,