Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay xilka guddoonka baarlamaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maxaa ku soo kordhay goobihii ay wax ka dheceen? Dhageyso Wariye Cabdi casiis Africa?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashada baarlamaanka federaalka ee dalka ayaa ku dhawaaqay doorashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka in uu ku guuleystay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo horey u soo qabtay xilkan afartii sano ee la soo dhaafay.

Tirinta codadka doorashada ayaa musharxiinta afarta qof ee xilkan ku tartamayay waxa ay kala ahaayeen Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, Xildhibaan Cabdifataax Ibraahim Geeseey iyo Xildhibaanย Idiris Cabdi Dhakhtar.

Related posts

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

“259 mudane ayaa codeysay Xildhibaanย Idiris Cabdi waxa uu helay 2 cod, ย Xildhibaan Cabdifataax Ibraahim Geeseey waxa uu helay 17 cod, ย Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig waxa uu helay 97 cod, halka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu helay 141 cod, sidaas darteed, laga bilaabo xilligan waxaa xilka guddoomiyaha baarlamaanka 10aad si rasmi ah ugu guuleystay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, iyadoo ay qasaartay labo cod oo kale, taasi oo ka dhigeysa in wadarta guud ay tahay 259 mudane” ayuu yiri Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ah Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar ayaa markale ku guuleystay xilka Guddoomiyaha baarlamaanka 10aad ee dalka, waxaana uu noqonayaa mas’uulkii ugu horeeyay ee mar labaad ku guuleysta tartanka guddoonka baarlamaanka oo markale dib loo doorto.

Previous Post

Wareegga koowaad ee codeynta doorashada oo la soo gabo gabeeyay

Next Post

RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee la doortay

Next Post
RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee la doortay

RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee la doortay

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka CaฤŸri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
0

Shirka waxaa shir-guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane Cumar Cali Afrax, waxaana ku wehlinayay Maareeyaha...

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In