Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo la soo taagay dhalinyaro Soomaali ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo la soo taagay dhalinyaro Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taala magaalada San Diego gobolka California ayaa dhagaysanaysa dacwad loo haysto 6 muwaadin oo Soomaali ah kuwaasoo lagu eedeeyay inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish ee bariga dhexe ka aas aasan.

Dacwad oogayaasha maxkamadda ayaa sheegay in lixdaan muwaadin la qabtay bishii April ee sanadkaan ay qorshaynayeen inay u safraan dalka Turkiga kadibna ay u sii gudbaan Suuriya ama Ciraaq si ay ugu biiraan kooxda Daacish.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxkamadda ayaa loo gudbiyay qoraallo la sheegay in laga helay guri ay degenaayeen labo muwaadin oo la kala yiraahdo Max’ed C/xamiid Faarax iyo C/raxmaan Yaasiin Daa’uud kuwaasoo ay ku qoran yihiin qoraalo ay is dhaafsadeen xubno Daacish ka tirsan oo Syria jooga.

Guddoonka maxkamadda ayaan wlli go’aan qaadan, waxaana loo balamay Isniinta soo socota.

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo xarigga ka jaray mashruuc laga hirgelinayo Cadaado+Sawirro

Next Post

Shirka Barlamaannada Afrika ee ka socda Johannseburg oo looga hadlay arrimo muhiim ah “Sawirro”

Next Post
Shirka Barlamaannada Afrika ee ka socda Johannseburg oo looga hadlay arrimo muhiim ah “Sawirro”

Shirka Barlamaannada Afrika ee ka socda Johannseburg oo looga hadlay arrimo muhiim ah "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In