Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamad Ku Taala Koonfur Africa Oo Xukuntay In Dib Loo Furo Xafiiska Dadka Soo Galootiga Ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taala dalka Koonfur Africa ayaa go’aamisay in dib loo furo xafiis dadka soo galootiga ah ay sharciyada ka qaataan kaasi oo ay kal hore xukuumadda dalkaasi albaabada u laabtay, iyadoo Soomaaliyana ay qeyb ka tahay dadka Soo galootiga ah ee dalkaasi ku ganacsada muhiimad gaar ahna ay u tahay xafiiskani.

Madaxa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Africa Muxudiin Nuur Jilay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xafiiskani muhiim gaar ah uu u yahay dadka Soomaaliyeed maadaama wadankaasi kumanaan Soomaali ah ay ku suganyihiin, waxaana ka soomaali ahaan uu xusay in dadaal ay u galeen sidii dib loogu furi lahaa xafiiskaasi oo marar kale duwan racfaan ay ka qaateen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xafiiskani ayuu sheegay Mr Muxudiin in uu ahaa mid dadka soo galootiga ah sharciga ay qaataan oo uu xusay 1994-tii uu go’aamiyay Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Africa Nelsom Mandella kaddib markii uu u ogolaaday in dadka soo galootiga ah ay ku ganacsadaan wadankaasi.

Madaxa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Africa Oo Sii hadlay ayaa tilmaamay in maxkamdu ay dib u xukunto xafiiskani dib loo furo in uu ka dambeeyay furitaan ay dib u fureen kiiska Maxkamada islamarkaana ay qabsadeen qareeno u doodayay xuquuqda xafiiskani iyo sida muhiimka uu u yahay.

Previous Post

Kulan Lagu Adkeynayay Heshiis Dhexmaray Beela Ku Dagaalamay Deegaanno Hoosyimaada Warshiikh Oo Muqdisho Ka Dhacay

Next Post

Mas’uuliyiinta gobolka Bakool oo booqday deegaanka Garasweyne

Next Post
Mas’uuliyiinta gobolka Bakool oo booqday deegaanka Garasweyne

Mas’uuliyiinta gobolka Bakool oo booqday deegaanka Garasweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In