Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamad ku taala Mareykanka oo joojisay musaafurinta dadka ku xanniban garoommada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maxkamad ku taala Mareykanka oo joojisay musaafurinta dadka ku xanniban garoommada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed  ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka ah uu Trump u saaray dadka ka safraya todobo dal oo Muslimiin u badan.

Xeer ilaaliyayaha maxkamadda ayaa amray in dadka lagu xirxiray garoomada dayuuradaha inaan la musaafurin karin. Dadkaas ayaa la qabtay kaddib markuu dhaqan galay dikreetadii uu Trump saxiixay.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Madaxweyne Trump ayaa difaacay go’aankiisa uu sida ku meelgaarka ah Mareykanka uga mamnuucay dadka ka safraya todobo dal oo Soomaaliya ay ku jirto.

Donald Trump wuxuu Suxufiyiinta u sheegay in shuruucda cusub si wanaagsan looga shaqeeyay. Wuxuu diiday inuu Muslimiinta xayiraadan uu saaray.

Dadka diiddan ayaa sharciga la tiigsaday si looga noqdo go’aanka, Garoonka diyaaradaha ee John F Kennedy ee New York,  oo lagu xiray dad masaafuriin ah, ayaa dibad baxayaal ay tageereen.

Waxay ku dhawaaqayeen “U ogolow inay soo galaan.” Qaar ka mid ah shirkadaha diyaaradaha ayaa u diiday rakaabka qaar inay ka qaadaan garoomada caalamka kale.

Dadka xayiraadda la saaray waxaa ka mid ah kuwa haysta kararka loo yaqaano – Green Card – ee la siiyay deganaanshaha joogtada ah ee Mareykanka.

garonxanib garonxanib1

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

RW Ku-Xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii ciidanka ilaalada Ra’iisul Wasaaraha

Next Post
R.W. Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray labada gudoomiye ku-xigeen ee golaha Shacabka

RW Ku-Xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii ciidanka ilaalada Ra’iisul Wasaaraha

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In