Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo dhageysatay dacwada nin lagu eedeeyay in uu dilay dad shacab ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo dhageysatay dacwada nin lagu eedeeyay in uu dilay dad shacab ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dable Nisa Maxamed Cali Xuseen waxa uu geystay dhacdo argagax gelisa bulshada degmada BeledXaawo ee Gobalka Gedo, Kadib marki uu Xabado ku furay dhallinyaro daawaneysay tartanka kubada cagta ee Garoonka Boore taaso keentay dhimashada Allaha unaxariste Sakariye Axmed Gaarane iyo Axmed Sharma’arke Cabdullahi.

Dhageysiga Dacwada waxaa dahfuray Guddoomiyaha maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad Gaashanle Maxamed Aamiin Cabdulle Aadan baaraha kiiska ayaa sharaxaad kabixiyay Gungaar kiisa.

Related posts

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026

Xeer ilaaliye Axmed Cabdulaahi Buulle oo cadeemo iyo marqaati   horkenay  garsoorka hortiisa ayaa kudoday in  uu dilka uu yahay mid kas ha waxa uuna garsoorka ka codsaday in lagu xukumo ciqaab u qalanta ee deysanaha.

Abuukaate  Maxamed Xuseen Cumar Saney oo difaacayay eedeysanaha ayaa codsaday in eedeysanaha lagu xukumo Diyo  in laga bixiyo.

Dhinaca kale maxkamada ayaa dhageysatay labo eedeysane oo kale kuwaas oo danbiyo kala duwan loo haysto.

Gaba gabadi waxa So xeray Gashaanle Maxamed Aamiin Cabdulle Aadan oo ah Guddoomiyaha maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad.

Previous Post

Kenyan “rough” policeman kills 5 people in a rampage

Next Post

Guddiga doorashada Somaliland oo soo gudbiyay Ergada kuraasta 5 kursi

Next Post
Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Somaliland oo soo gudbiyay Ergada kuraasta 5 kursi

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In