Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidanka oo maleyshiyaad UGUS ka tirsan Xukuntay {SAWIRRO+dhageysi}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukunkaan maanta ay riday Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa waxaa lagu riday 7 xubnood oo ka tirsan kooxda Argagixisada ah ee UGUS kuwaas oo maxkamdu sheegtay in ay qirteen Dambiyada Xeer ilaalinta maxkamadu ku soo eedeysay waxaana xukunada yihiin xabsi waqtiyo kala duwan ah.

Kaaliyaha Maxkamada Ciidanka qalabka sida Gaashaanle dhexe Xasan Cabdi raxmaan Aadan  ayaa ku dhawaaqay xukunka maxkamada kooxdaas argagixisada ah oo ciidamada amaanku ay soo qabteeen iyagoo dhibaatada bulshada Muslimka ah ee Soomaaliyeed ka shaqeynaya  ayaa waxaa lagu kala xukumay xabsiyo 10 sanno ilaa 5 sanno u dhaxeeya.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

dadka xukunada lagu kala riday ayaa magacyadoodu kala yihiin.

Cabdi raxmaan Axmed Afrax

Cabdi raxmaan Muqtaar Caamir

Cabdi naasir Aadan Caynte

Cabdulaahi Xersi Maxamed

Maxamed Xasan Cali

Maxamed Cabdi Yuusuf

Maxamed Deeq Cabdul qaadir Fiidow

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/CODKA-KAALIYAHA-MAXKAMADA-CIIDANKA-ok.mp3

vlcsnap-2015-04-15-11h33m25s209 vlcsnap-2015-04-15-11h33m28s238 vlcsnap-2015-04-15-11h33m35s50 vlcsnap-2015-04-15-11h33m37s68 vlcsnap-2015-04-15-11h33m42s117 vlcsnap-2015-04-15-11h33m45s153 vlcsnap-2015-04-15-11h33m50s205 vlcsnap-2015-04-15-11h33m53s233 vlcsnap-2015-04-15-11h33m59s38 vlcsnap-2015-04-15-11h34m07s112 vlcsnap-2015-04-15-11h34m10s151 vlcsnap-2015-04-15-11h34m13s175 vlcsnap-2015-04-15-11h34m17s218 vlcsnap-2015-04-15-11h34m20s242 vlcsnap-2015-04-15-11h34m23s23 vlcsnap-2015-04-15-11h34m25s44 vlcsnap-2015-04-15-11h34m29s84 vlcsnap-2015-04-15-11h34m32s113 vlcsnap-2015-04-15-11h34m37s161 vlcsnap-2015-04-15-11h34m40s188 vlcsnap-2015-04-15-11h34m44s230 vlcsnap-2015-04-15-11h34m48s17 vlcsnap-2015-04-15-11h34m51s47 vlcsnap-2015-04-15-11h34m55s88 vlcsnap-2015-04-15-11h34m57s106 vlcsnap-2015-04-15-11h35m02s151 vlcsnap-2015-04-15-11h35m10s233 vlcsnap-2015-04-15-11h35m15s30 vlcsnap-2015-04-15-11h35m18s58 vlcsnap-2015-04-15-11h35m25s123 vlcsnap-2015-04-15-11h35m27s150 vlcsnap-2015-04-15-11h35m31s190 vlcsnap-2015-04-15-11h35m33s211 vlcsnap-2015-04-15-11h35m37s252 vlcsnap-2015-04-15-11h35m45s74 vlcsnap-2015-04-15-11h35m54s161 vlcsnap-2015-04-15-11h35m59s208 vlcsnap-2015-04-15-11h36m05s20 vlcsnap-2015-04-15-11h36m11s74 vlcsnap-2015-04-15-11h36m16s131 vlcsnap-2015-04-15-11h36m24s203    vlcsnap-2015-04-15-11h37m29s88

 

SAWIR QAADE MAXAMED IBRAAHIM RAAGE 

Previous Post

Barnaamijka Sahanka Radiyaha oo maanta looga hadlay faa’iidada dhirta ay u leedahay Bulshada”Sawirro”

Next Post

Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay “Sawirro”

Next Post
Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay “Sawirro”

Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay "Sawirro"

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In