Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Gobolka Banaadir oo ufadhiisatay dhageysiga 2-aad ee Musuq Maasuq loo heysto Shaqaalle Wasaaradda Caafimaadka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Gobolka Banaadir oo ufadhiisatay dhageysiga 2-aad ee Musuq Maasuq loo heysto Shaqaalle Wasaaradda Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa fadhigii 3aad ee dhageysiga 2aad ee dacwad musuq maasuq ah oo loo heysto 9 eedeysane oo ka tirsan wasaaradda cafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya.

Doorka fadhigaan oo ay lahaayeen xafiiska xeer ilaalinta waxaa uu guddoomiyaha dacwadaan garsoore Cabdiraxmaan Saciid Axmed ka codsaday xafiiska xeer ilaalinta inay soo bandhigaan cadeymaha ay u hayaan dadka ay ku soo eedeeyeen Falalkaan musuq maasuqa ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa soo bandhigtay cadeymo isugu jira qoraalo wata sawiro muujinaya Dacwadaha ay ku soo oogeen shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyada oo sido kale ay soo bandhigeen buugaagta qaansheegadka iyo warqado lacag bixinta oo ay saaran yihiin saxiixa Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka sida xeer ilaalinta sheegtay.

Farxaan Xuseen Maxamed ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa maxkamada ka sheegay in eedeysanayaasha Cumputerada ay leeyihiin iyo xafiisyadooda laga soo helay warqado qaansheegad ah oo ay leeyihiin shirkado ganacsi oo ku yaala gudaha magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada Dalka isla markaana lacago badan looga qaatay Akoonada wasaaradda Caafimaadka.

Xafiiska xeer-ilaalinta ayaa sido kale soo bandhigay Cumputero isugu jira laptops oo ay lahaayeen qaar ka mid ah eedeysanayaasha, cumputer desktop ah, Hal printer iyo sido kale Stemps kala duwan oo wata Magac yo shirkado,hotelo iyo xarumo ganacsi kuwaa oo sida xeer ilaalinta sheegtay lagu lunsanayay lacago badan.

Toddobo ka mid ah dadka la soo eedeeyay aya maanta la dhageystay dacwadooda waxaana Guddoomiyaha dacwada Garsoore Cabdiraxmaan Saciid Axmed uu sheegay in labadda ruux ee dhiman la dhageysan doono maalmaha soo socdo cadeymahooda.

Tags: Maxkamada Gobolka Banaadir oo ufadhiisatay dhageysiga 2-aad ee Musuq Maasuq loo heysto Shaqaalle Wasaaradda Caafimaadka
Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay Xilliga uu Bilaabanayo Imtixaanka Shaadiga ee Gobolka Banaadir

Next Post

Madaxweyme Qoor- Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray Deegaanka Bangeelle+Sawirro

Next Post
Madaxweyme Qoor- Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray Deegaanka Bangeelle+Sawirro

Madaxweyme Qoor- Qoor iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray Deegaanka Bangeelle+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In