Maxkamada Sare ee dalka ayaa soo saartay go’aana kala duwan oo xoojinaya ka hortaga faafitaanka caabuqa Convid19.
Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.













