Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Rag ka tirsan Argagixisada Alshabaab “Sawirro”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Rag ka tirsan Argagixisada Alshabaab “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa xukun ku riday labo katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka Sida uu ku soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Nabad diidka Alshabaab. 

Sidoo kale Raggan Maxkamadda lasoo taagay ayaa maleeshiyada u qaabilsanaa tuurista Bambooyinka iyo kireynta guryaha ay degaan  maleeshiyada oo magaalada dhexdeeda ku yaalla.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Labadaan nin ee maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa lagu kala magacaabaa Xuseen Daa’uud Cali oo 23 sano jir ah iyo Cabdullaahi Maxamed Axmed oo 34 sano jir ah.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa u akhriyey Xukunka Warbaahinta.

G/sare Shuute ayaa sheegay in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay ku kala xukuntay eedeysaneyaashan:-

1- Xuseen Daa’uud Cali ayaa waxaa lagu xukumay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah.

2- Cabdullaahi Maxamed Axmed oo 34 sano jir ah ayaa isna waxaa lagu xukumay 1 hal sano oo Xabsi Ciidan ah. 

Xukunsanayaasha ayaa heysta Fursad kale oo ay ku dalban karaan Rafcaan hadii aysan ku qancin xukunka Maxkamadda Darajada koowaad, si loogu gudbiyo Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qaabilay Maamulaha Guud ee Guddiga Badbaadada Caalamiga+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Amb. Olgan Bakar +Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Amb. Olgan Bakar +Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Amb. Olgan Bakar +Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In