Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Gobolka Hiiraan Oo Xukuno Kale Duwan Riday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xafiiskeeda Gobolka Hiiraan oo dacwad ciqaabeed loo heystay 9 eedeysane oo la horgeeyay maxkamadda ayaa xukuno kale duwan lagu riday, iyadoo qareeno u doodayay eedeysanayaashaasi iyo xafiiska xeer ilaaliyaha ay dood kulul ku dhexmartay halka maxkamada ay ka socotay.

Intaasi kaddib  ayaa xafiiska xeer ilaalinta waxa uu soo bandhigay cadeymo muujinaya in ay eedeeeysanayaasha ay galeeen dambiyada lagu soo oogay  waxaana guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida xafiiskeeda gobolka Hiiraan C/casiis Cabdulaahi Xasan uu ku dhawaaqay xukunadani.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Maalintii taariikhda ay aheyd 11. 08. 2015,  maxkamada  ciidamada qalabka sida waxa ay u fariisatay eedii loo heystay eedeysane Mahad  Maxamed  Xuseen  26 jir ah ina xaawo xuseen  ku dhashay degan Xaafadda Nuur Xawaad  kaasi oo xafiiska xeer ilaalinta ku soo eedeysay in uu dilay taariikhdu markii ay aheyd  17.07. 2015  2-da marxuum  oo lagu magacaabi jiray  Cali Shuuriye Jimcaale iyo  C/ qaadir Cismaan  Ceymooy,   dood dheer kadib markii ay maxkamada aragtay  eedii uusoo jeediyay xeer lilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka hiiraan  kuna xusneed  aayada 178 suuratu  Al Baqra  oo lala akhriyo qodobka  xeerka ciqaabta  ciidamada qalabka sida  markii ay dhageysatay  qiraalkii eedeysanaha  uu maxkamada ka hor qirtay  in uu dilay marxuumiinta kala ahaa  Cabdi Shuuriye Jimcaale  iyo  C/qaadir Cismaan Ceeymooy, sidaasi darteed waxaa markamada u cadaatay in gacan ku dhiigle Mahad Maxamed Xuseen uu galay dambiga lagu soo eedeeyay, waxaana ay maxkamadu ku xukuntay dil toogasho ah”.

Eedeysanayaasha soo haray ee 8-da ah ayaa waxaa lagu kala sida soo socota  Cawaale Maxamed Faarax iyo Mowliid Maxamed Wehliye  oo horey  dil u geystay waxaa ay maxkamadu ku xukuntay  in ay bixiyaan diyo dhan min boqol halaad oo geel ah,  Axmed Maxamed Cabdi oo ka tirsanaa maleeshiyaadka UGUS ayaa lagu xukumay sedex sano oo Xabsi Ciidan ah,   sidoo kale  Dalmar Makaraan Cabdi oo lagu eedeeyay  burcad nimo  ayaa maxakamada waxa ay ku xukuntay 1 sano  oo xabsi ciidan ah  Maxamed  Faarax Jimcaale oo lagu soo eedeeyay  burcadnimo  ayaa waxa ay ku xukuntay  2 sano oo xabsi ah  iyo in  uu bixiyo 450 dolar uu horey u dhacay, Cabduqaadir Cabdulle Salaad iyo Cali Xaashi Shire oo lagu helay iyagoo daraagis ku dhex iibinaya xero ciidan ayaa waxa ay maxkamadu ku xukuntay hal sano oo xabsi Ciidan ah.

 

Previous Post

Maamulka Galmudug Iyo Ahlusunna Waljameeca Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Cadaado

Next Post

Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan

Next Post
Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan

Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In